27.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka oo saacadihii la soo dhaafay Hawlgal ka sameeyay Magaalada...

0
Magaalada muqdisho oo ah Caasimada dalka waxaa ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay Howlgalo kala duwan oo lagu Xaqiijinayo Amniga Magaalada muqdisho. Waxaa Baadhitaan kala duwan...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo Xukun ku riday shaqaale ka Tirsan Wasaarada Caafimaadka

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku ridday Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, kuwaasoo lagu soo eedeeyay xatooyo xoolo dadweyne. Waxaana lagu kala xukumay 18-sano,...

Dhageyso. Suldaan shariif Cali Xasan Ibraahim oo ku Eedeeyay Odyaasha 135 ee Koofur Galbeed...

0
Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka Tirsan wax garadka ka soo jeeda Koofur Galbed Soomaaliya ayaa ku Eedeeyay Odayaasha 135 KoofurGalbeed ugu qaabislsan...

Madaxweynaha Jubland oo ku wajahan magaalada Garoowe

0
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo Isniin ah ku  wajahan Magaalada Garoowe Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, ayaa  xaqiijiyay...

Waa kuma shaqsiga uu Madaxweyne Farmaajo la doonayo Xilka Ra,iisal wasaaraha Cusub?

0
Madaxweynaha Dawlada Federaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  ku guda jiro Maalmihii ugu dambeeyay  ee  inuu ku soo magacaabo Ra’iisal Wasaarihii labaad tan iyo...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Ururada Bulshada puntland.Daawo Sawiro

0
Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay  kulan la qaatay Ururada Bulshada, xubno ka tirsan  Madaxda Ururada Siyaasadda, Aqoonyahanada iyo qaar ka ka mid...

Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Galmudug

0
Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gelinkii dambe ee shalay Magacaabay Guddoomiyaha ee Maxkamadda sare ee Maamulka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne...

 Cabsi xoogan oo caawa ka jirto magaalada Jowhar

0
  Xili ciidamo kasocdo dowlada dhexe ee soomaaliya kuna hubeeysan hubka nuucyadiisa kaladuwan gelinkii danbe ee maanta ay gaareen caasimad goboleedka Hiirshabelle ee jowhay ayaa...

Bayern Munich oo ku guuleysatay Koobka Horyaalada Yurub

0
Kooxda kubadda cagta Beyern Munich ee ka dhisan horyaalka heerka 1aad ee dalka Jarmalka ayaa caawa ku guuleysatay Koobka Horyaalada Yurub ee UEFA Champions...

Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Eng yariisow degmada Cabdul Casiis ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...