25.3 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxdii ka qayb gashay shirkii Dhusamareeb3 oo heshiis ka gaaray Nuuca doorasho ee Dalka...

0
Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka...

Markab Nuuca Xamuulka qaada oo lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya

0
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya markab xamuul oo ku soo jeeday dekadda magaalada muqdisho oo la sheegay in gacanta ay ku dhigen...

Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay oo kulan deg deg ah ka yeelanaya...

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg-deg ah ka yeelanaya  xaaladda Soomaaliya oo ku jirto marxalad kala guur ah looona diyaar garoobayo doorashooyin. Kulanka...

Hogaamiyaha Inqilaabka militari ku qabsaday dalka Maali oo war baahinta la hadlay

0
Hogaamiyaha ciidamada dalka Maali ee awooda dowlada la wareegay ayaa markii ugu horeysay saxaafada la hadlay, isagoo sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Golaha Badbaadinta Shacabka...

Dawlada Federaalka oo shaqadii ka joojisay kuna Amartay in uu dalka ka baxo Agaasimihii...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa     shaqada ka joojissy islamarkaana amartay inuu dalka isaga baxo Agaasimihii hay’adda CARE  ee dalka Iman Abdullahi, sida ku daabacay warqad...

Go’aankii Madaxweyne Deni ee ka qayb galka shirka Dhuusamareeb3 oo isbedelay

0
Go’aankii diidamada ahaa ee Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullahi Deni  ee ku saabsanaa  shirka Dhuusamareeb3 ayaa isbedel uu ku yimid. Siciid Deni ayaa la xaqiijiyey...

Dawlada Soomaaliya iyo shirkadda Albayrak oo heshiis is Afgarad ah wada gaaray

0
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta lagu kala saxiixday magaalada Istanbul...

Dalka Sacuudiga oo la wareegay Hawlgalka la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya

0
Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu wareejiyay hoggaanka taliska ciidamada isku-dhafka ah oo badda Soomaaliya uga howlgala la dagaalanka burcad-badeeda. Hawlgalkaan ayaa waxaa hogaaminayay dowlada Faransiiska waxana...

Gudigii loo xilsaaray Baaritaanka weerarkii xabsiga Dhexe oo gaba gabeeyay baaritaanka

0
Guddiga ayaa intii ay baaritaanka wadeen waxay ogaadeen in August 08, 2020 gudaha xabsiga la geliyay hub sidoo kalana August 10, 2020 la geliyay...

Beesha Caalamka oo ka digtay in dad gaar ah ay isku koobaan doorashooyinka dalka

0
Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka, ayaa Maanta oo Arbaco ah si adag uga digay in cid gaar ah isku koobto go’aan ka gaarista Hannaanka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...