Monthly Archives: July 2021
RW Rooble oo gaaray Garbahaareey kulamana ka bilaabay
Ra’sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen maamulka...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxa
Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 30 Ruux oo isugu jira, askar iyo dad Shacab ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax Gaari loo...
Wafdi ka socda Hir-Shabeelle oo gaaray degmada Buulo-Burde
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Jagar ( Dabageed) uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa...
RW Rooble oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Jubbaland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa uu kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Madaxweyne Joe Biden oo farriin aan laga fileyn u diray Dadka reer Afghanistan
Madaxweyne Joe Biden ayaa si adag u difaacay go’aankiisa ah inuu ciidamada militariga Mareykanka ka saaro Afghanistan, isagoo sheegay in dadka reer Afghanistan ay...
DHAGEYSO: Gudoomiyaha degmada leego ee gobolka Shabeelaha Hoose oo soo dhaweeyay Isbaarooyin la...
Gudoomoyaha degmada leego ee gobolka shabeelha
hoose Abuukar cabdulahi isaaq {allcadaala} ayaa ka hadlay Isbaarooyin dhowr ah oo yaallay deegaano ka tirsan shabeelaha hoose ,...
Dilka madaxweynihii Haiti oo lugaha la galay saraakiil Mareykan ah {KAHRISO}
Laba nin oo la rumeysan yahay inay yihiin Mareykan – oo mid ka mid ah uu waardiye ka ahaan jiray safaaradda Canada ee Port-au-Prince...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in cudurka Karoonaha uu sameeyay si gaar ah haweenka
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS, Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa khudbad ka jeedisay shirka sideedaad ee wasiirada Haweenka Ururka Iskaashiga Islaamka...
Mid kamid ah la-taliyeyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Kismaayo
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayan in Maanta garoonka Kismaayo laga soo celiyay diyaarad siday la-taliyaha arrimaha...
Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay
Ciidamada Booliska Somaliland ee ka howlgalla Magaalada Burca ayaa howlgal ay sameeyeen ay suurtogashay inay gacanta ku dhigaan Nin Oday ah oo Nin kale...