Monthly Archives: September 2021
Puntland oo hubka ka mamnuucday Magaalada Gaalkacyo
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in ay dardar gelin doonaan howlaha suvida Amniga Magaalada Gaalkacyo oo dhowr jeer ay...
Shacabka Norwey oo codsaday in talaalka sedexaad ee COVID19 dib loogu dhigo.
Oslo:-Shacabka Norwey ayaa ku baaqay in dib loo dhigo Talaalka sedexaad ee Covid19 si talaalka uga faa,iideystaan wadamada saboolka ah.
Codbixin la sameeyay ayaa muujinaysa...
Doorashada Norwey oo meel xasaasi ah mareysa iyo xisbiyada qaar oo taagero helaya.
Oslo:-Doorashada baarlamaan ee dalka Norwey ayaa ah mid meel xasaasi ah mareysa iyada oo ay soo baxayaan in qaar ka mid ah xisbiyada dalka...
Booliska dalka Norwey ayaa loo ogolaaday qaadashada bastooyada korontada ah.
Oslo:-Warbaahinta NRK ayaa shaacisay in dowlada si rasmi ah ugu ogolaatay booliska dalkaan in ay qaadan karaan bastoolada korontada si loo yareeyo adeegsiyga hubka...
Norwey oo bilaabaysa Cirbada sedexaad ee talaalka Covid19.
Oslo:-Wasaarada caafimaadka dalka Norwey ayaa shaacisay in dhawaan la bilaabi doono qaadashada cirbada sedexaad ee ka hortaga xanuunka Covid19.
Wasaarada ayaa xustay in dowlada haatan...
Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
Taliska qeybta 60aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay soo bandhigeen Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo isku...
Wasiirka cusub ee amniga Soomaaliya oo xilka la wareegay
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas...
Taalibaan oo 200 oo ajaaniib ah u ogolaatay inay ka baxaan Kabul
Laba boqol oo qof oo isugu jira Mareykan iyo ajaaniib kale oo ku sugan Afghanistan ayaa lagu wadaa inay maanta Kabul kaga baxaan diyaarad...
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka oo walaac muujiyay
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada 2021 ayaa walaac waxaa ay ka muujiyeen Habraaca shaacinta kuraasta aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle, kuwaasnoo uu...
Xukuumada Somaliland oo ka jawaabtay hadalka “dib u heshiisiinta Somaliland iyo Soomaaliya” ee uu...
Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) ku eedeeyay in uu xaqiraad kula kacay qaranimada...