Monthly Archives: November 2021
Saddexda kursi ee doorashadooda ee berri lagu qabanayo Baydhaba.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey saddex kursi oo kamid ah kuwa Golaha Shacabka oo berri doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baydhabo...
Jawaari “Ma fidsana Baydhabo gogol nin gob ah wax ka soo doontay iyo nin...
Jawaari oo magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed u tagay tartanka doorashada ayaa sheegay in laga hor istaagay musharaxnimadiisa, meeshana ay ka jirin...
Midowga Musharaxiinta oo go’aan ku gaaray in Soomaaliya laga qabto Farmaajo.
Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa Maanta shir deg deg ah isagu yimid Jazeera hotel, kaasoo ay uga doodeen arrimaha doorashadda iyo boobka socda.
Shirka oo gudoomiyay Sheekh...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo cambaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska...
Yaasiin Fareey oo loo doortay Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya
Yaasiin Fareey Cabdullahi Maxamuud ayaa ku guuleystay Kursiga tirsigiisu yahay Hop#067 ee golaha shacabka JFS, isagoo kaga guuleystay Maxamed Cali Culusoow oo la tartamayey.
Yasiin Cabdullahi Maxamuud...
khasaare ka dhashay qarax maanta ka dhacay Muqdisho
Ugu yaraan 8 qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax saaka ka dhacaywadada u dhaxaysa Tarabuunka iyoisgoyska lambar 4, sida...
Norway:Shirkada Telenor oo ka digtay fariimo been abuur ah(Warbixin).
Oslo:-Shirkada Taleefanada dalka Norway ee Telenor ayaa macaamiisheeda uga digtay fariimo been abuur ah oo saacadihii ugu dambeeyay loo dirayay dadka.
Shirkada ayaa sheegtay in...
Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo ka digay boob lagu haayo kuraasta Golaha shacabka
Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inay soo gaartay cabashooyin iyo tallooyin ku aadan doorashooyinka socda, iyadoo guddigu...
Ra’iisal wasaare Rooble oo fariin u diray Qaar ka mid ah dawlad Goboleedyada
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed oo si rasmi ah...
Doorashada 2 kursi Golaha shacabka Ka Tirsan oo maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb
Guddiga doorashada Golaha shacabka Galmudug ee SEIT ayaa xalay ku dhawaaqay in maanta Khamiis ah la dooran doonaan labo kursi oo golaha shacabka ah.
Shalay...