Monthly Archives: November 2021
Askari ka Tirsan Ciidanka Taraafikada oo lagu dilay Muqdisho
Wararka ka imaanaya Xaafada Warshada caanaha ee Degmada Hodan ayaa sheegaya in Rag hubeysan ay dil u geysteen Askari ka tirsan Ciidanka taraafikada.
Marxuumka geeriyooday...
Gudoomiyaha gobolka banaadir oo la kulmay wasiirka Caafimaadka
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo maanta booqday xarunta Wasaarada Caafimaadka ee XFS waxa uu kulan gaar...
RW Rooble oo Hambalyo u diray sanitaradii maanta la doortay
Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa ku timaamay horumar muhiim oo lagu tallaabsaday kadib markii uu si rasmi ah maanta u soo idlaatay doorashadii...
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Hambalyo diray Sanitardii maanta lagu doortay Dhuusamareeb
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sheikh shariif sheikh Axmed ayaa hambalyo u diray Sanitor cabdi Qaybdiid iyo Sanitor cabdi xareed oo maanta ku guuleystay doorashadii...
Cabdi qaybdiid iyo Cabdi Xareed oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Dhuusamareeb
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku guuleystay kursiga Senatornimo ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu tanaasulay musharaxii la...
Taliska Ciidanka Booliska oo ka Jawaabay war ka soo yeeray Mas’uul ka...
Booliska Soomaaliya ayaa ka war bixiyey weerar shalay guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda degmada Wadajir Ciise Sharaawe Cabdi uu sheegay in lagu qaarijin rabay kadib markii...
Wafdiga ay hoggaamineyso Wasiirka Caafimaadka oo lagu soo dhweeyay Magaalada Jowhar
Wafdiga ay hoggaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad gobaleedka...
Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya
MadaxweynahaMaamulka Hirshabeelle , Cali Cabdullaahi Xuseen ( Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee arrimaha Afrika Mss....
Muuse Biixi oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo uu xil ka qaadis iyo magacaabid ugu sameeyey mas’uuliyiin ka mid ah xukuumada...
RW Rooble oo ugu baaqay Beesha Caalamka gurmadka la gaarsiinayo Dadka ay Abaaraha Saameeyeen
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka...