Home 2021
Yearly Archives: 2021
Generaal Galaal iyo Cabdi Waal oo ka mid noqday Dadkii ku geeriyooday Weerarkii Hotel...
Allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiisha ugu caansan Soomaaliya ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerar ay...
Weerarkii Hotel Afrik oo la soo afjaray iyo khasaaraha oo sii kordhayo.
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray weerarkii saacadaha badan qaatay, ee Shabaabku ku qaadeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho.
Weerarkan ayaa...
Farmaajo oo ka hadlay geerida General Galaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixiso ee galabta ka...
Inkabadan 10-qof oo uu kujiro General Galaal ayaa ku dhimatay qarixii hotelka Afik ee...
In kadatan 10- qof oo uu ku jiro General Maxamed Nuur Galaal oo ka tirsanaa Saraakiishii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa la xaqiiiyay...
Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay Qaraxii Hoteel Afriik oo la shaaciyay
Muqdisho Aragticusub:- Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdulaahi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi...
Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Weerar Qaraxyo Ku Billawday Oo Wali Ka Socda Muqdisho
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtay Qaraxyo iyo weerar toos ah oo caawa ka socda Hoteelka Afrik ee Magaalada Muqdisho.
War Al-shabaab ay ku qoreen barahooda Internet-ka...
Dowlaa Soomaaliya oo ka hadashay weerarka hotelka Africa oo ay Al -shabaab ka dagaalameyso.
Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weerar iyo Qarax ku qaadeen Hoteelka Afrika oo ku yaalla wadada Garoonka Aadan Cadde ayna ku...
Indhacade iyo saraakiil ciidan oo laga soo bad-baadiyay Qaraxa Hoteel Afriik
Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Saraakiil Ciidan iyo ganasato kasoo badbaadiyay Qaraxa ka dhacay Hoteelka Afrika ee Muqdisho.
Saraakiisha Ciidan ee laga soo badbaadiyay waxaa...
Qaramada Midoobay oo soo dhoweeysay shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeysay Shirka wadatashiga ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku baaqay in magaalada Dhuusamareeb lagu qabto.
Qoraal ka soo baxay...
Maamulka Jubland oo soo dhaweeyay Shirka lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubland Cabdi Xuseen Shekh ayaa soo dhaweeyay shirka lagu qabanayo magaalada Dhuusamareb ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirka ayaa sheegay in...