Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga Samo oo bogaadiyay doorashadii ka dhacday Puntland.
Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo u ololeynta ee loo soo gaabiyo (SAMO) Aweys Xuseen Hunero ayaa ka hadlay doorashadii qof iyo cod ee...
Maxaa looga hadlay kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Amniga ee XFS iyo Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamad Nuur ayaa kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaasi oo uu kula kulmay saraakiisha booliska.
Wasiirka ayaa warbixin ka...
Amisom oo beenisay war ka soo Saraakiisha Ahlusunna
Taliska ciidamada AMISOM ayaa ka falcelisay dhaliil uga timid Ahlusunna Waljamaaca oo dhowaan ku eedeeyey inay ka qeyb-qaateen dagaalladii ee ka dhacay magaalada Guriceel...
Madaxweyne Farmaajo oo ka digay in lagu takri-falo hantida shacabka
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego;
Madaxweynaha oo tixraacaya dikreetada uu soo saaray...
Deg deg: Booliska oo soo bandhigay sawirada laba ruux ee ka dambeeyay dilka Hamse...
Oslo:-Booliska Magaalada Oslo ayaa maanta soo bandhigay magacyada iyo sawirada laba ruux oo ay ku tuhmayaan ku lug lahaanshaha dilka wiil Soomaali ah ee...
Xiisada u dhaxeysa Turki iyo qaar ka mid ah wadamada yurub oo saameeyay dhaqaalaha...
Ankara:- Hoos u dhac xoogan ayaa ku yimid qiimaha lacabta dalka Turkiga kadib makii uu sii xoogeystay xiisada diblomaasiyadeed ee ka dhex jira Turkiga iyo wadamada...
Wiil Soomaali ah oo xalay lagu dhaawacay Oslo.
Oslo:-Wiil Soomaali ah ayaa xalay kooxo hubeysan dhaawac culus ugu gaysteen xafada Stovner ee Magaalada Oslo.
Wiilkaan Soomaaliga ah ayaa la sheegay in kooxo aan...
Madaxweynaha Jubland iyo Saraakiil Amisom oo ka wada hadlay doorashooyinka
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ku qaabbilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen k- Shume, oo...
Maxkamada Gobolka Banaadir oo Xukun ku riday Madaxa Hey’adda Sahan Research
Madaxa Hey’adda Sahan Reseach Matt Brydan ayey Maxkamadda gobolka Banaadir ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas...
Dhageyso: Siyaasi ku baaqay in la joojiyo dagaal ka socda Degmada Guriceel
Xildhibaan Hore Xuseen Maxamuud Maxamed Gaagaale ayaa ka hadlay dagaalada ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galagduud
Mudane Xuseen Maxamuud Maxamed ayaa ku tilmaamay dagaaladii...