Home 2021
Yearly Archives: 2021
CC Warsame oo Cambaareeyay Siyaasada Arimaha Dibada ee Madaxweyne Farmaajo
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Hogaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa Cambaareeyay siyaasadda arrimaha dibadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay mudac uu Farmaajo cid...
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Ciidamo Kenyan ah oo qarax lagula eegtay...
Inta la Ogyahay Hal Askari oo ka Tirsan Ciidanka Kenya ayaa ku dhintay Tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib qarax miino oo...
Dibad bax balaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho
Dibad bax balaaran aya manta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo lagu taageryay qaraarkii Madaxwayne Farmaajo ku meel mariyey 13-Kursi oo Aqalka sare uu...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo dhaweeyay 13 Kursi uu gobolka Banaadir ka helay Aqalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa soo dhoweeyey go’aanka taariikhiga ah ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
UNHCR oo dalka Itoobiya ka wado qorshe guryo loogu dhisayo qaxootiga Soomaaliyed ee ku...
Hay,adda Qaramada Midoobay Qaxootiga UNHCR ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga...
Deg Deg : Dibad bax ka bilowday Magaalada Muqdisho
Dibad bax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo ayaa ka socda magaalada Muqdisho
Dibad baxa ayaa waxaa soo aqaban qaabiyay maamulka gobolka banadir waxaana lagu taageeraya 13...
Ingariiska oo Imaaraadka Carabta ku daray Dalalka liiska wadamada Covid19 ee Safaradooda la mamnuucay
Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray "liiska cas" ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK.
Tallaabada,oo looga gol leeyahay...
Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo xiran iyo banaan bax lafilayo in uu maant muqdisho ka...
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa saakay waxaa xiray Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya
Jidadka ayaa lagu arkayaa Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal kuwaas oo wadooyinka xiray...
Xukuumadda Federaalka oo shaacisay in ay lumisay Kalsoonida Ciidanka Kenya ee Soomaaliya
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lumisay kalsoonidii ay ku qabtay in ciidamada Kenya ay awood u leeyihiin inay taageeraan dadaallada lagu xasilinayo...
Dawlada Jabuuti oo ka jawaabtay Eedeeymaha uga yimid Dawlada Soomaaliya
Dawlada Jabuuti aya Jawaab ka bixisay Eedeyntii Dawlada Federaalka ay u Jeedisay Dawladaasi ee la xiriirtay warbixintii guddiga xaqiiqo raadinta IGAD u saartay xiisadda...