Home 2021
Yearly Archives: 2021
Midowga Musharixiinta oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in falalka uu ku kacay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ay yihiin kuwo baalmarsan dastuurka iyo sharciga dalka u degsan...
Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji kale yeeshay
Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), iyo Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Sare u kacay kadib markii uu Madaxweynaha wareegto xalay...
Ra,isul wasaare Rooble oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Farmaajo.
Muqdisho:-Ra,isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Hussein Rooble ayaa si kulul uga hadlay warsaxaafadeedkii ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ee xilalka lagu Magacaabay.
Warsaxaafadeed uu soo saaray...
Madaxweyne Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin.
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xil cusub u magacaabay Taliyihii xilka laga qaaday ee NISA Fahad Yaasiin, sidoo kale Farmaajo ayaa hey’adda NISA...
Facbook oo xisbiyada Wadanka Norwey ka helay 9-million kr.
Oslo:-Xisbiyada waa weyn ee dalka Norwey oo ku jira loolanka doorashada dalka ayaa lacago malaayiin ah ku bixiyay sidii xayaysiino uga heli lahaayeen baraha...
Siyaasiyiinta iyo Bulshada Soomaaliyeed oo kulan ku dhex maray Magaalada Oslo.
Oslo:-Kulankaan oo ay ka soo qeyb galeen Siyaasiyiinta Soomaalida ee sanadkan u sharaxan Baarlamaanka Norwey iyo qaar ka mid ah Soomaalida Oslo ayaa ahaa...
Mas,uul ka tirsan FRP oo shuruud lacageed hordhigay 15-jir Soomaali ah si xijaabka isaga...
Oslo:-Warbaahinta ugu weyn dalka Norwey ayaa saacihii ugu dambeysay hadal hayay dhacdo dhex martay Gabar 15-jir Soomaali ah iyo Mas,uul ka tirsan Xisbiga FRP.
Gabadha...
Maamulka G/Hiiraan oo ku dhawaaqay inay Ciidamo u dirayaan maleeshiyaadka dagaalamaya
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo saacadihii la soo...
Maxaa kajira in Ciidamo dheerad ah la geeyay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta
Warar lagu faafinayay Baraha Bulshada ayaa sheegaya in ciidamo dheeri ah oo ka tirsan koofiya Casta la geeyay gudaha dhismaha wasaaradda warfaafinta.
Balse madaxtooyada ayaa...
Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay Guinea
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde.
Bayaan...