Home 2021
Yearly Archives: 2021
Xiisad dagaal oo saaka ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Sool
Waxaa saaka xiisad dagaal laga dareemayaa tuulada Finley oo u dhexaysa Birta-dheer iyo degmada Boocame ee Gobolka Sool, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo si kulul uga hadlay dadkii la dilay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si kulul waxaa uu uga hadlay dadkii dhawaan lagu dilay degaanka Kabxanleey ee Gobolka Hiiraan,kuwaas oo...
Dr Abdukadir’’ waxaan aragnaa in sare u kac sameynayo dadka qaadaya xanuunka COVID-19 “.
Oslo:-Dr.Abdulkadir Mahamed Ahmed oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaalida ee ka howlgala Magaalada oslo oo la hadlay warbaahinta aragticusub ayaa ku booriyay bulshada in...
khasaare ka dhashay israsaaseeyn ka dhacdy degaanka Saax -Maygaag ee gobolka Nugaal
Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Rasaas xooggan ay ka dhacday Agagaarka degaanka Saax- Maygaag oo u dhexaysa tuulada Birta-dheer ee Gobolka...
Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq ka soo saaray Colaad ka taagan degaanka Kabxanleey
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo u waramay warbaahinta ayaa ku baaqay in la joojiyo colaad Beeleed...
Dhageyso: Wafdi ka socda koofur galbeed oo gaaray degmada Xudur
Wafdiga ooo heer wasiir ah ayaa lagy soo dhoweeyey magaalada Xuddur Waxaana horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Ibraahim Lubuur...
faafaahin:Ciidamada Ammaanka oo Muqdisho ku toogtay Nin hubeysnaa.
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay xaafadda Cali-turcaaye ee degmada Yaaqshiid ku toogtay nin ku hubeysnaa bambaanooyin iyo qori AK-47 ah.
Saraakiil ka tirsan...
Dagaal ka dhacay Gobolka Baay & faah faahin laga helayo
Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Xubno kamid ah Al-Shabaab ku dhexmaray degmada Qansaxdheere...
Heshiis Hordhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisadii Ka Taagneyd Magaalada Baladweyne
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo ku yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, Odayaasha dhaqanka iyo...
Taliyeyaasha AMISOM oo ka wada hadlay xoojinta dagaalka Al-Shabaab
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan Ciidanka Xoogga...