Home 2021
Yearly Archives: 2021
Ciidamada Dowladda oo sameeyay howlgal Miino baaris ah
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheeysan kasameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu Aasay.
Howlgalka oo ay sameeyeen...
Hoggaamiyeyaasha caalamka oo isugu tegaya UK iyo qodobada ay ka hadli doonaan
Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa isugu tegaya hoteelka Cornish ee Carbis Bay, iyaga oo si fool ka fool ah u yeelanaya shirka dalalka G7.
Madaxdaas waxaa ka...
Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray maamulka Puntland
Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa war kasoo saartay warkii dhawaan kasoo baxay maamulka Puntland ee ky aadana in imtixaanka Somaliland laga mamnuuco gobolka Sanaag.
Somaliland ayaa...
Kiisaska Cudurka Karoonaha oo markii ugu horreysay dalka laga waayay
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaliya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in dhammaan magaalada Muqdisho iyo gobolka dalka laga waayay kiisaska cudurka Karoonaha 24...
Golaha Wasiirka Puntland oo anisixiyay Xeer Cusub
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Ansixinta Xeerka Daroogada, xaaladda Covid-19 ee...
Dhageyso” Xisbiga Sinaanta Amniga iyo Midnimo u ololeynta oo ka hadlay arimaha...
Ugaas Aweys Xuseen Huneero oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Amniga iyo Midnimo u ololeynta ee loo soo gaabiyo( Samu) oo ka hadlay xaalada dalka...
Waalidiin Carruurtooda laga geeyay Ereteriya oo Banaanbax ka dhigay Muqdisho
Waaldiintan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa Maanta ay banaanbax ka dhigeen Isgoyska km4 ee Magaalada muqdisho, iyaga oo dalbadanayay in Carruurtooda...
Badmaaxiin la socotay Markab Xamuul oo ku degay Xeebaha Somalia
War Qoraal oo ay Ciiddanka Badda ee Maraykanka soo saareen ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 15 Badlaaxiin la socotay Markab ku sii degayey...
Heshiis hordhac ah oo la kala dhex-dhigay maleeshiyaad dagaalamay
Kadib kulamo maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada Baxdo Gaabo ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu guuleystay in heshiis hordhac ah la kala...
Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xasan Gacaliye ayaa Warbixin la Xiriirta howlgalada Ciidanka...