24.2 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Raisul Wasaaraha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo gaaray Beiriut.

0
Raisul Wasaaraha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta gaaray magaalada Beyruut ee caasimada dalka Lubnaan, kadib qaraxii xooganaa ee ka dhacay dekadda magaaladaasi. Macron ayaa...

Doorasho Qof iyo Cod ah Soomaaliya maka dhici kartaa Xiligan ?

0
Dad badan aaaa is weydiinayo suurtagalnimada  sida loo hirgalin karo  doorashada qofka iyo codka oo lagu qabto dalka madams xiligaan dowlada u harsantahay wax...

shirka Golaha wasiirada Jubland o lagu Ansixiyay Miinsaaniyada Sanadka 2020ka

0
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxwaynaha Maxamuud Sayyid Aadan ayaa shir gudoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Jubbaland kaas oo ka...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Baaris deg deg ka dalbaday Madaxweyne Farmaajo

0
Guddoomiyaha Golaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuuris lagu sameeyay Habraaca...

AlShabaab iyo Ciidamada Dawlada Federaalka oo ku dagaalamay Ceel Jaale

0
Alshabaab ayaa la sheegay inay xalay weerareen Deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalladda Marka ee Gobalka Sh/Hoose. Wararka laga helayo dadka Deegaanka waxay sheegayaan in Alshabaab...

Markab Saacado xayirnaa oo maanta ku soo xiranaya Dekada Boosaaso

0
Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu dib ugu soo xirto Markab Xamuul ah oo Shalay ku soo caariyay Dekada Magaalada Boosaaso halkaasna...

Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigaysa magacyada shirkadaha ku guuleystay baarista Shidaalka Soomaaliya

0
Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka...

Muwaadhin Soomaali ah oo lagu dilay Wadanka Koofur Afrika

0
kooxo hubaysan oo burcad u dhashay koonfur Afrika ayaa la sheegay in magaalada Darban ee Koonfur Afrika ku dileen muwaaddinkaas Soomaaliga ah oo goob...

Qoor Qoor oo soo saaray digniin la xariirta shirka Dhuusamareeb-3, Daawo

0
  Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo galabta u ambabaxay dalka Turkiga ayaa garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho warbaahinta kula hadalay, waxuuna faahfaahin...

Dowladda oo soo saartay digiin ku socota Shacabka Soomaaliyeed

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ugu digtay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool hareeraha labada webi ee ...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...