Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweynaha Galmudug oo u dhoofay Dalka Turkiga Daawo +Sawiro
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa Safar ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga.
Madaxweyne Qoor Qoor Inta uusan ka dhoofin garoonka diyaaraddaha...
Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Drs Xaawo Cabdi
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo...
Wariye Abuuja oo maanta xoriyadiisa dib u helay
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta sii deeysay wariye Maxamed cabdu wahaab Nuur Abuuja oo muddo ku siman 5 bilood ku xirnaa xabsi ku...
Taliyaha Booliska Galmudug oo socdaal shaqo ku maraya Saldhigyada Booliska degaanada Galmudug
Taliyaha Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi oo kormeer shaqo kumaraya Sadhigyada degaanada Galmudug waxauna socdaalkiisa koo waaf ku tagay Saldhiga Degmada Balamballe ee...
Kenya oo war ka soo saartay Diyaarad shalay ku dhacday Dhoobleey
Ciiddamada Militariga Kenya ayaa waxay soo saareen War-saxaafadeed ku aadan Diyaaradii Xamuulka ee shalay ku burburtay Garoonka diyaaradaha Degmadda Dhoobleey ee Gobalka Jubada Hoose
War-saxaafadeedka...
Shir looga hadlayo nabadeynta Beelo ku dagaalamy Degaanka Horufadhi oo ka socda gobolka Sool
Degaanka Saaxdheer ee Koonfurta Gobolka Sool waxaa Shir uu Uga socdaa laba Beelood ee wada dega gobolkaasi . shirka oo ah Wejiga labaad ee...
Dawlada Soomaaliya oo u Tacsiyadeeysay Shacabka Lubnaan
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa Khadka Telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan qoraal la soo dhigay Barta Face...
Madaxweyne Lafta gareen oo kulan la qaatay xubno ka Tirsan Beesha Caalamka
Madaxweynaha Maamulka, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-Gareen), ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka kowaad ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya .
Sidoo kale, kulanka...
Cabdi Raxmaan Cabdi shakuur iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo muqdisho ku kulmay
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan ku yeeshay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Gudomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdirashuur.
Kulankan ayaa looga hadlay arimo Xasaasi...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Beirut
Waxaa isa soo taraya khasaaraha lixaadka leh ee ka dhashay qaraxii weynaa ee gelinkii dambe ee maanta ruxay Magaalada Beirut ee Caasimadda Lubnaan.
Wasiirka Caafimaadka...

























