26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka doodidoona Wax ka badalka sharciga Miinsaaniyada 2020

0
Xildhibaanada Golahashacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha...

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka soo horjeesatay Magacaabista Golaha Adeega Garsoorka

0
Saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran a ayay kaga soo horjeesteen  go’aankii  Golaha Wiirada  xilka sii haya ay  ku ansixiyeen Golaha Adeegga Garsoorka,...

Madaxweyne Waare oo Wasiiro xilka ka qaaday kuwo cusubna magacaanbay

0
Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu Xilalkii ka qaaday 2 Wasiir, waxa uuna magacaabay Wasiiro si ay u bedelaan kuwa  xilka...

Munaasabad lagu xusayay Aasaaska Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay-Sawiro

0
Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Den,i ayaa xalay ka qay-galay Munaasabadda Xuska  sannad-guurada 22-aad ee as’aaskii maamulka  Puntland, oo  markii ugu horeysay Gaalkacyo lagu qabtay. Munaasabadda...

Guddiga doorashooyinka  Puntland, oo dhammaystiray Hannaankii Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland

0
Guddiga doorashooyinka  Puntland, ayaa dhammaystiray Hannaankii Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland. Hannaanka Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Puntland, oo soo bilowday 15-kii December 2019, waxa uu soo maray...

Degaanada Puntland oo Maanta laga xusayo 22 guuradii ka soo wareegatay Aasaaska Puntland

0
Degaano ka Tirsan  Puntland ayaa manata laga xusayaa sannad-guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay Aas’aaskii Maamulka Puntland oo ku beegan 1-dii Agoosto 1998-dii. Magaalooyin ka...

Maayarkii Baladweyne oo Xilka laga qaaday

0
Marwo Safiya Xasan Sheekh Cali oo  ahayd duqa  magaalladda Beled-weyne muddo ka badan 1 sano ayaa waxaa laga qaaday Xilkii, sida lagu caddeeyey Wareegto...

Dhageyso Danjire Caalim oo Dhaliilay Waxqabadka Madaxweyne Farmaajo

0
Danjire Maxamed Maxamuud Caalim oo ka Mid ah Aqoon yahanada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Finland ayaa waraysi uu bixiyay Kaga hadlay Isbadalka siyaasadeed...

Dhageyso: Cabdi Weli Gaas Puntland oo Eedeeyay Odaydhaqameedyada Gaalkacyo

0
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa ku eedeeyay madaxdhaqameedka Waqooyiga Gaalkacyo inay ka cagajiidayaan iskaashi ay la yeeshaan maamulka Puntland oo uu...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo aan weli magacaabin Xubnaha Gudiga farsamo

0
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya , C/casiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa noqday Hoggaamiyaha keliya ee Dowlad-gobaleedyada ee aan weli soo magacaabin xubnaha Maamulkiisa uga...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...