Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qaar ka Tirsan dawlad goboleedyada dalka oo magacaabayGudiga Farsamo doorashooyinka
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay labada xubnood ee Puntland ku matalaya Guddiga Farsamo oo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha...
Turkiga oo digniin u diray Dawlada Masar
Dawladda Turkiga ayaa Masar uga digtay inay dab ku ciyaarto, waxayna arintaan ka dambaysa, kadib markii Baarlamanka Masar uu meel-mariyey suurta-galnimada in ciidamo la...
Tuulooyin ka Tirsan Magaalada Jowhar oo uu webiga ku Fatahay
Wararka ka imaanaya Magalada Jowhar ee Xaruunta gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in wabiga shabeele uu fatahaad ka geystay Tuulooyin Hoostaga Magaalada Jowhar
Wabiga ayaa...
madasha Xisbiytada Qaran oo soo dhaweeyay Qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb
Qoraal kasoo baxay madasha xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagusoo dhaweeyay qodobada kasoo baxay shirkii...
Xisbiga Wadajir oo soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay shirka Dhuusamareeb
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Party, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo Shirkii Wada-tashiga ee Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowlad-gobaleedyada ee xalay lagu soo...
Dhageyso: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka war bixiyay waxa ay ku heshiiyeen Madaxdii ku...
Ra’iisal WasaarahaDawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo khudbad ka jeediyay Shirkii xalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in dhammaan lagu heshiiyay...
Madaxweyne Qoor Qoor soo dhaweeyay shirka lagu balamay in lagu qabto Dhuusamareeb
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa u mahadceliyay dhammaan Madaxdii heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka soo qayb-gashay...
Dhageyso:Madaxweyne Deni oo sheegay in la xaliyay khilaafka Dawlada Federaalka kiyo Dawlad goboleedyada
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Khudbad ka jeediyay Shirkii Xalay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ugu soo gabagaboobay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay...
Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirkii lagu soo gaba gabeeyay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku soo xirmay Dhuusamareeb...
shirkii Dhuusamareeb oo la soo gabagaeeyay iyo Warmurtiyed laga soo saaray
Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka uga socday Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Galmudug, ayaa la soo gabagabeeyay lagana soo saaray War-murtiyeed...

























