Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasiirka Cadaalada oo ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Ilyaas Maxamed Sheekh Cabdikariim
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay geerida mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda oo Xalay ku geeriyooday qarax ka...
Faah faahino ka soo baxaya Qarax xalay ka dhacay muqdisho
Hal Qof ayaa ku geeriyooday saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax uu ka dhacay agagaarka isgoyska Taleex degmada Hodon ee gobolka...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay gudiga diyaarinta xaflada 1da Agoosto
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay Guddiga Qaban-qaabada iyo Diyaarinta Xuska Kowda Agoosto, oo ku beegan Maalintii la aas’aasay Puntland 1998-dii.
Guddiga Qaban-qaabada...
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug.
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa...
Madaxweynaha puntland oo loo doortay Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH
Shirweynaha kowaad, Urur Siyaasadeedka Puntland , ayaa lagu doortay Guddoomiyaha Ururkaas iyo labadiisa ku xigeen.
Ergooyin ka tirsan Urur Siyaasadeedka KAAH, oo ka kala yimid...
Axmed madoobe oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta socdaal ku tagay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud halkaas oo lagu soo dhaweeyay .
Shacabka Cadaado iyo...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federalka oo hadal dar daaran ah U jeediyay Ardayda maanta Imtixaanka...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ardayda maanta u fariisaneysatay imtixaanka shahaadiga ee Qaranka u rajeeyay guul iyo natiijo...
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo daahfuray Imtixaanka dugsiyada Sare
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daahfuray Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka oo maanta ka bilowday dhammaan gobollada dalka...
Wasiir ka Tirsan puntland oo Eedeeyay Soomaaliland
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan, , ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay ka dambayso hurinta dagaal beeleedyo ka dhacay degaanno ka tirsan...
Hay,adaha Amniga puntland oo sheegay in la soo qabtay xubno ka Tirsan Daacish
Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan aDaacish ee ku dhuumaalaysta Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari.
Qaar...

























