25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Yaa ku fashilmay Shirkii Jabuti?

0
Cid walba ujeeddo istiraatiiji ah ayey shirka Jabuuti ka lahayd, marka laga reebo hoggaanka Dowladda Federaalka ah. Abiy Axmed oo ah ninka ugu badan...

Corona virus Shiinaha war laga naxa ayaa ka soo yeeray!

0
Caasimadda Shiinaha ee Beijing ayaa xayiraad kusoo rogtay xaafado kamid ah, waxaana la kordhiyay baaritaannada dadweynaha kadib markii kiisas badan oo Fayraska Korona ah...

Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin lagu Eedeeyay in dil uu geystay

0
Fagaare ku yaal degmada Buq-Aqabale ee gobolka Hiiraan waxaa shalay gelinkii dambe ka dhacday xukun dil ah oo lagu fuliyay nin horay qof kale...

Madaafiic xalay lagu Tuuray Fariisinka ciidanka Amisom B/weyne

0
Madaafiic culus ayaa xalay  lagu  weeraray  magaalada baladweyne ee gobolka hiiraan Dhowr hoobiye ayaa la sheegay inay ku  dhaceen xaafadaha buundweyn iyo Howl Wadaag waxaana...

Madasha Xisbiyada Qaran oo Eedeeysay Dawlada Itoobiya

0
War Qoraal ah oo Madashu soo saartay ayay kaga mahad celisay in la caddeeyey tirada dhabta ah ee ciidamada Midowga Africa ee ku sugan...

Mooshin si xowliya ah Muqdisho ugu socdo!!

0
Mooshinka kadhanka Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa caawa si xowliya ugu socdo Magaalada Muqdisho. mooshinka oo uu hormuud ka yahay Raysulwasaare ku...

Norway : waxgarad kasoo jeedo koofurta Soomaaliya oo kahadlay maqaam u sameenta G/banaadir +sawiro.

0
Waxgarad isugu jira aqoon-yahano, siyaasiyiin iyo culumaa'udiin kasoo jeeda gobolada koonfureed ee Soomaaliya ayaa kullan ku yeeshay magaalada Oslo ee dalka Norway. Qaar ka mid...

Puntland oo sheegtay inaysan aqbali doonin natiijada kasoo baxda Shirka Jabuuti

0
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan wada-hadallada Madaxda Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland uga socda dalka Jabuuti. Waxaa...

Shabaab & Amisom oo Madaafiic isku waydaarsaday Degmada Balcad

0
Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa tiro Madaafiic ah waxa ay ku garaaceen xalay Saldhiga Ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Degmada Balcad ee...

Akhriso:- Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Jabuuti

0
Waxaa weli dalka Jabuuti ka socda shirka wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland iyadoo ay u kulmeen wufuudda labada dhinac si guud iyo si...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...