Home 2020
Yearly Archives: 2020
Itoobiya inay soo rideen diyaaradii African Airways
Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Midowga Afrika Amisom, ayaa looga hadlay baaritaanada ku saabsan diyaarad Ciidamada Itoobiya ay ku soo rideen Degmada Bardaale...
Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey Shabeellaha Dhexe
Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Wabiga Shabeelle ee mara Gobolkaas saacadihii la soo dhaafay uu...
Barakac mar kale ka bilowday Belad-weyne & Webiga Shabelle oo ku fatahay
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in saaka magaaladaasi ay ka barakaceen dad fara badan, ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka...
Dal ansixiyey dawo cusub oo dadka ka caawin karta cudurka COVID-19
Dowladda Japan ayaa ansixisay isticmaalka dawo la rumeysan yahay in dawada ay dadka ka caawin karto in ay ka caafimaadaan cudurka korona kaddib toddobaad...
Shabaab oo war layaab leh ka soo saaray dilkii Cabdiweli Gaatam
Ururka Al Shabaab ayaa si rasmiya u sheegtay masuuliyadda dilkii xalay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose loogu gaystay Cabdiweli Colaad Qanyare (Gaatamow).
Goolhayihii Kooxda...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu bilaawdey Barnaamij uu daahfuray Madaxweynaha
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi warfaa ayaa sheegay in barnaamijka Baxnaano uu bilaawday lixdii bishaan islamarkaana uu gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo loo qaadayo codka kalsoonida
Ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia Muhyiddin Yassin ayay baarlamaanka dalkaasi u qaadi doonaan codka kalsoonida 18-ka bishan May, xilli uu ku howlanaa la tacaalidda coronavirus...
Cali Guudlaawe oo farriin u direy Shacabka Jowhar,xilli Cabsi ay jirto
Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Gudlaawe Xusseen iyo Xubno la socday ayaa Maanta waxaa ay kormeereen Xaafadaha Magaalada Jowhar Gaar ahaan Goobaha ay Fariisteen...
Taliska Amisom oo war ka soo saaray burburka diyaaradda African Airways
Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Somaliya ayaa war ka soo saaray diyaaraddii maalin ka hor, ay Ciidanka Militariga Itoobiya ku soo rideen...
Wabiga Shabelle oo ku fatahay toolooyin dhoor ah oo hoostago Jowhar iyo Mahadaay
Xil wabiga shabelle oo kar-kaarada marayo is lamrkaana oo biyo xooli ah keenay ayaa dadka deeganada shebellada Dhexe waxeey wajahayaan xaalad biniaadanimo madaama oo...

























