Home 2020
Yearly Archives: 2020
Sawiro+ Madaxweyne deni oo shacabka somaliyeed ugu baaqay in laga wada qeyb qaato Gurmadka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan.
Madaxweynaha...
Cali Dheere oo war ka soo saaray xanuunsidaha COVID-19
Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab ayaa soo saaray cod maqal ah, oo u muuqday mid ay Al Shabaab...
Madaxweyne Farmaajo oo baaq kasoo saaray daadadkii Qardho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray dhibaatadii ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho, taasoo sababtay khasaare naf iyo maal...
Wasiir ka tirsan dowladda Jabuuti oo u dhintay coronavirus
Waxaa dalka Jabuuti ku dhintay wasiirkii madaxtooyada u qaabilsanaa dhanka maalgashiga, Ali Geulleh Aboubaker, Sida uu soo xaqiijiyey waryaha BBC-da ee dalka Jabuuti Maxamuud...
Dowlada Fedralka oo agab caafimaad gaarsiisay baydhabo
Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya, gaar ahaan guddiga Qaran ee arrimaha isku duba ridka Covid-19 ayaa gaaray magaalada Baydhabo halkaasi oo ay gaarsiiyeen qalab...
Q.M oo dalkalka Afrika uga digtay in la dhibaateeyo dadka inta uu socdo ladagaalanka...
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa uga digay waddamada Afrika in ay adeegsadaan awood xad dhaaf ah inta lagu jiro aafada Covid-19.
Hay’addu waxay...
Dowlada deegaanka somalida oo war kasoo saartay xaalada Covid 19 ee deegaanka
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga ka hortaga corona virus ee dowlad deegaanka soomaalida ayaa soo saaray digniino looga hortagayo covid 19,...
Roobab Mahiigaan ah oo kada’ay Qardho
Roobab mahiigaan ah oo saacadihii u dambeeyay si xawliya uga da’ayay magaalada Qardho ee xarunta gobolka bari ayaa daadad xooggan waxaa ay ku dhufteen...
SAWIRO:-Maamulka G/Hiiraan oo bilaabay qorsho looga hortagayo fatahaadaha
Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Maanta bilaabay Caro tuur lagu sameynayo hareeraha Wabiga Goobaha ay Biyaha ka baxaan xilli laga Cabsi qabo in Wabiga uu...
Wasaarada caafimaadka XFS oo ka warbixisay kiisas cusub oo Covid 19 ah
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 3-qof oo hor leh ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka ugu geeriyoodeen xanuunka COVID-19.
Mid ka mid ah...

























