Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gudoomiyaha baarlamanka Hir-shabelle oo kahadlay khilaafka udhexeeya isaga iyo Madaxweyne Waare
Guddoomiyaha baarlamaanka Hir-Shabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa ka hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee kala dhaxeeya madaxweynaha iyo...
Sagaal ruux oo Covid-19 ugu geeriyootay Isbitaal Martiini
Muqdish : Aragticusub Wasaaradda Caafimaadka Somaliya, ayaa si horudhac ah u shaacisay in xalay Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ay ugu geeriyoodeen dad gaaraya...
Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah oo Covid-19 ugu geeriyooday Mareykanka
Usa :Aragticusub Allaha u Naxariistee waxaa Magalaada Seattle ee Gobolka Washington Cudurka safmareenka ah ee Karoona Feyrus ugu geeriyooday Marxuumad Jamiilo Cumar Cabdalla Shujaac...
Askari katirsan Ciidamada dowlada oo dad rayid ah ku dilay degmada Afgooye
Afgooye: Aragticusub Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil uu xalay askari ka tirsan ciidamada dowladda labo qof oo shacab ahaa ugu geystay...
Wafdi ka socda DFS iyo WHO oo maanta ku wajahan Caasimadaha maamul goboleedyada.
Muqdisho: Aragticusub Wasiirka caafimaadka xukuumadda Somalia Fowziya Abiikar Nuur, xubno ka socda xafiiska R/wasaaraha iyo masuuliyiin ka tirsan Hay’ada WHO ayaa maanta lagu wadaa...
Madasha xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed kasoo saaray bandowga Muqdisho
Muqdisho: Aragticusub war saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa si kulul uga...
Hirshabelle oo ku waabariisatay Mooshinno iskasoo horjeeda
Jowhar: Aragticusub Guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle, Sh. Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay inuu qabtay mooshin ay ku saxiixan yihiin 54 mudane oo ka tirsan Xildhibaanada...
Militariga somaliya oo kordhiyay howlgalada ay kula dagaalamayaan alshabaab
Marka; Aragticusub Ciidamo ka tirsan militariga soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan Al-shabaab waxaa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka shabeelada hoose.
Howlgalada ayaa waxaa...
Deni oo xil ka qaadis ku sameeyay masuul ka tirsanaa wasaarada Caafimaadka Puntland
Garawe : Aragticusub Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dikreeto uu soo saaray xilkii kaga qaaday Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Caafimaadka...
Madaxweynaha JF somaliya oo bedelay gudoomiye kuxigeeno katirsan gobolka banaadir
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye K/Xigeenka Arrimaha...

























