Home 2020
Yearly Archives: 2020
Aroos ay kasoo qeyb galeen sadex qof oo kaliya oo ay dhigteen lamaana...
Cudurka Caronavirus ayaa saameyn badan oo muuqata ku yeeshay dunida, waxaana sababo la xariira cudurkan bandow loo galiyay balaayiin dad ah , waxaa sidoo...
Madaxweynaha maamulka H /shabelle Maxamed Cabdi Waare oo kujiro karantiil
Madaxweynaha maamulka H /shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa is karantiilay kadib markii uu isaga shakiyay caabuqa Caronavirus.
Masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle ayaa horey u sheegay...
Madaxweynaha Puntland oo ka digay dano gaar in loo adeegsado Ciidamada Xoogga
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka digay dano gaar ah oo Siyaasadeed in loo adeegsado Ciidamada Xoogga dalka Somaliya.
Deni ayaa sheegay dalka...
Tiradda dhimashada Cudurka Corona Virus ee Mareykanka oo gaartay 22,106
Mareykanka ayaa hadda ka sarra maray Talyaaniga tirada ugu badan ee dhimashada coronavirus adduunka oo dhan.
Xogtii ugu dambeysay, oo ay soo aruurisay jaamacadda Johns...
Daawo loogu tala galay Covid 19 oo tijaabadeeda la bilaabay.
Oslo,Talaalka Cudurka faafa ee Coronaveirus ayaa diyaar noqon kara bisha september ee sanadkaan.
Sida uu qoray wargeyska VG ee kasoo baxa dalkaan Norwey cilmi baarayaal...
Xaaf oo xilka ku wareejiyay qoor qoor
Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi Kaariye.
Xil wareejinta ayaa timid...
Wasaaradda Caafimaadka oo caawa shaacisay kisas cusub oo laga helay COVID-19
Wasiirka Caafimaadka Somaliya, Fowsiya Abiikar Nuur oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19 ayaa xaqiijisay in maanta uu Isbitaalka De Martino ku geeriyooday...
Dowladda Somaliya oo Bandow habeenkii ku soo rogtay Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa Bandow Habeenkii Ah Ku Soo Rogtay Muqdisho,laga bilaabo Arbacada, April 15, 2020 oo ka bilaabanaya 8:00 Fiidnimo, kuna eg 05:00 Subaxnimo.
Dowladda...
Ra’iisal wasaaraha Uk Boris Johnson oo ugu dambeyn laga saaray Isbitaalka
Ra’iisal Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga saaray Isbitaalka kadib markii laga daweeyay xanuunka Coronavirus, balse durbaba shaqada kuma laaban doono.
Johnson, oo 55 sano...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadley Geerida Wasiiru dowlihii Cadaaladda
Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii, Shacbiga, iyo Shacbiga Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru...
























