Home 2020
Yearly Archives: 2020
Xaruumaha Ganacsi ee Magaalada Boosaaso oo maalintii shanaad Xiran
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya , in maalintii Shanaad xiranyihiin xarumaha ganacsi ee Magaaladaasi, kadib markii shacabka cabasho xooggan ay ka muujiyeen...
Maxkamada Sare Puntland oo waqti u qabatay Dhageysiga Dacwad ay u gudbiyeen Xildhibaanadii Xasaanada...
Maxkamadda Sare ee Puntland, ayaa Muddo u qabatay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka qaadista lagu sameeyay 8 Xildhibaan oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland.
Maxkamadda...
khilaafka Siyaasadeed ee Kenya iyo Soomaaliya oo Saameyn ku yeeshay Xiriirka Ganacsi ee labada...
Ganacsatada shirkadaha diyaaradaha qaarkood oo sheegay in uu saameyn ku yeelan karo go’aankii dowladda Soomaaliya ee ku aadanaa in muwaadiinta kenyaanka ah ee u...
Waqtiga Ciidanka Amisom ay ka baxayaan Somaaliya oo la Xadiday
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira, oo shalay Khudbad ka jeediyay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee Somaaliya Partnership...
Dhageyso: Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo ka hadlay Aragtidiisa ku aadan shirka Maanta ka...
Siyaasiga Cabdibarre Jibriil oo ah Xildhibaan hore ayaa ka hadlay Aragtidiisa la xiriirta Shirka Maanta ka Furmay Magaalada Muqdisho .
Cabdibarre Jibriil ayaa sheegay in...
Dawlada Soomaaliya oo ka qayb gashay shir loga hadlayay Arimaha Carabta
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb galay shir uu soo Agaasintay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha,...
Axmed Madoobe oo sharuud hordhigay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo Habka Fogaan araga uga qeyb galay shirka iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa sheegay in...
Golaha Midowga musharixiinta oo ku Eedeeyay Dawlada Federaaka Xiisadaha Colaadeed ee ka Tagaan goboka...
Golaha Midowga musharixiinta Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxaa ay ku muujiyeen walaac ay ka qabaan xasilooni darrada ka jirta...
Madaxweynaha Puntland oo Arimo Xasaasi kaga hadlay khudbad uu ka jeediyay shirka ka Furmay...
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulllaahi Deni oo shirka uga qeyb galay Habka Fogaan Aaraga Zoomka ayaa ka hadlay doorashada Dalka , waxaa uu soo jeediyay...
Cudur aan la garan oo ka dilaacay Dalka Hindiya
Saraakiisha Caafimaadka dalka India ayaa baaraya waxa sababay cudur aan wali la aqoonsan waxa uu yahay oo sababay in inkabadan 140 qof dhammaadkii usbuucii...

























