25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in afar ruux laga helay Coronovirus (Warsaxaafadeed).

0
Muqdisho, Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dad hor leh loo diiwaangaliyay in ay qabaan Cudurka Coronovirus.   Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Caafimaadka...

Qofkii ugu horreeyay oo Covid-19 ugu dhintay Muqdisho

0
Xubno ka mid ah Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Risaala u xaqiijiyey in qofkii ugu horeeyey uu Coronavirus ugu geeriyoodey gudaha Soomaaliya. Ruuxa geeriyooday ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey xaalada Caafimaad Ra’iisul Wasaaraha Ingriiska mr Boris Johnson

0
Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku jira maalintii labaad daryeel,isaga oo ku jira  Qolka ICU-da ee la dhigo dadka Bukaanada daran ah. Waxa...

Daawo Sawirada :- Magaalada Wuhan oo xayiraada laga qaaday

0
Magaalada Wuhan uu kasoo bilowday cudurka dunida sida weyn ugu faafay ee Caronavirus ayaa si rasmi ah xiyaarada looga qaaday xili inta badan wadamada...

USA: Tiradii ugu badneyd Maalin Gudaheed u geeriyootey COVID 19

0
Mareykanka ayaa jabiyay rikoorka dhimashada ugu badan ee coronavirus-ka maalin gudaheed iyadoo 1,736 qof ay geeriyoodeen 24 saac ee lasoo dhaafay. Waxay tirada guud ee...

Dhageyso: sheekh shariif oo ka hadlay dagaalada ka jira gobolada Dalka

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaallada sokeeye ee ka soo cusboonaaday gobollada Galgaduud,...

Fanaan caan ah oo ku geeriyooday London

0
Alle ha naxariistii waxaa magaalada London ku geeriyooday Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi) oo ahaa rug caddaa dhinaca fanka iyo muusigga ah. Xudeydi ayaa dhashay...

Dhageyso :Wax Garad Baaq Nabadeed u Jeedidiyay Beelihii ku dagaalamay Wanlaweyn

0
Ugaas Mahad Ugaas Maxamed oo ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u jeediyay Beelihii ku dagaalamay degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose Ugaaska...

puntland oo ciidamo u dirtay Gaalkacyo iyo Deni oo ku wahajan

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la sheegay in uu amray in ciidamadaas la geeyo Gaalkacyo, si ay u xaqiijiyaan  Amniga magaalada oo maalmihii ...

Ciidamo la kala dhex dhigay Beelo ku dagaalamay degmada Wanlaweyn

0
Ciidamadaas waxaa Hogaaminaaya Taliyaha Guutada 7aad Qaybta 60 -aad Ciidanka Dhulka G/le Dhexe Cumar Cabdiraxmaan Abuukar iyo Mas,uuliyiin ka Tirsan  maamulka gobolka shabeellada hoose...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...