24.7 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Taliye Odowaa ka badbaaday Weerar shabaab ay ku qaadeen

0
Af-hayeenka wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Cumar (oronji), ayaa xaqiijiyay in Taliyaha ciidanka xoogga dalka Generaal Odowaa yuusuf Raage uu ka badbaaday qaraxa...

Dhageyso:Ra’isal Wasaarihii hore Soomaaliya Nuur Cadde oo Geeriyooday

0
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo maalmihii la...

Amnesty International oo ku Eedeysay Maraykanka in Dad shacab ah ay ku dileen Soomaaliya

0
Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ee uu Fadhigeeda dhexe ku yaallo magaalladda London waxay soo saartay Warbixin cusub oo ay ku...

Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka KGS oo maanta baydhaba ka dhacaysa

0
wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi ay ka dhici doonto doorashada Gudoomiayaha baarlamaanka koofur Galbeed soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen ilaa...

Bandow xalay ka dhaqan galay Magaalada Boosaaso

0
Degmada  Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaa xalay si rasmiya uga dhaqan-galay bandow ay xilliyada Habeenkii ah soo rogtay madaxda maamulka  Puntland, si looga...

Naadiga Paris Club oo lacagihii deymaha ahaa ka cafiyay Soomaaliya

0
Dowladaha Deyn-bixiyayaasha ee ku bahoobay Naadiga Paris (Paris Club) waxay isku raaceen inay dib-u-habeeyaan Deynta lagu leeyahay Somalia, iyo inay si degdegsiimo leh u Kansal...

(Sawirro) Norwey qofkii ugu horeeyey ee Coronavirus ugu geeriyooday oo qabuuraha Alfaset ee...

0
Marxuum Axmed Faarax Cali ayaa noqday Soomaaligii ugu horeeyay ee dalka Norwey ugu geeriyooda xanuunka Covid 19, waxaana maanta lagu aasay magaalada Oslo. Waxaa aaska...

Qeeybaha bulshada oo sidiiran u soodhaweeyay kulan ay qabatay Madasha Kulmiye oo looga hadlaya...

0
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan wacyi-gelin ah oo ku saabsanaa cudurka halista ah ee Coronavirus iyo sidii looga hortegi lahaa, iyadoo la...

Dhageyso: Cabdilaahi Dheere oo ka jawaabay Eedeyn loo jeediyay shirkada Dhul iyo Guri

0
Cabdilaahi Axmed Maxamed Cabdilaahi Dheere ayaa ka jawaabay Eedeeyn uu shirkadda Dhul iyo Guri uu u jeediyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdi...

Mawaadhin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

0
Kooxo hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah, ayaa xalay magaalada Cape Town ee dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ganacsiga ku...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...