25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Hoobiyayaal lagu garaacay Xarunta Xalane ee Muqdisho.

0
Muqdisho,Tiro hoobiyayaal ah ayaa lagu weeraray Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho. Hoobiyayaashan ayaa ahaa kuwo dhawaqooda laga maqlay qeybo ka mid ah Muqdisho isla markaana...

Madaxweyne Qoor-Qoor iyo Xaaf oo heshiis gaaray.

0
Dhuusa,Mareeb, Madaxweynaha Galmudug Ahmed Qoor Qoor ayaa la sheegay in wada hadal ka dib heshiis gaareen Madaxweynihii hore ee Galmudug Ahmed Gelle Xaaf. Wada hadalkaan...

Macalin Maxamuud oo dalbaday in aan loo gacan galin dowlada.

0
Dhuusa,Mareeb, Hogaamiyaha Ahlu-sunna ee Gobolada dhexe Macalin Maxamuud ayaa dalbaday in aan loo gacan galin dowlada. Macalin Maxamuud oo xalay kulan la qaatay Madaxweyne Qoor-qoor...

Diyaaradaha Kenya oo duqeyn u geystay Xarunta Shirkada Hormuud Ceel-Waaq.

0
Ceelwaaq,Diyaarad dagaal oo ay leedahay dowlada Kenya ayaa duqeyn ku bur burisay xarunta Shirkada Hormuud ee Degmada Ceelwaaq. Dad goob joogayaal ku sugan deegaankaas oo...

Mareykanka iyo Ururka Taliban oo Heshiis Taariikh ah gaaray.

0
Doha,Maraykanka iyo Taliban ayaa kala saxeexday heshiis looga golleeyahay in jidka loogu xaadho nabadda Afghanistan ka dib in kabadan 18 sano oo dagaallo ah. Mareykanka...

Xildhibaan u geeriyooday cudurka Coronovirus

0
Xildhibaan ka tirsan barlamaanka dalka Iiraan ayaa u geeriyooday cudurka halista ah ee Coronovirus sidda ay xaqiijisay dowladda Iran. Maxamed Cali Ramasaani Dastik oo dhawaan...

Mid ka mid ah shaqaalaha Baarlamaanka Federaalka oo Lagu dilay Muqdisho.

0
Muqdisho, Mid ka mid ah Howl-wadeenada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheega in dilka marxuumkaan ay ka dambeeyeen kooxo bastoolado...

Madaxdii Ahlu Suna oo isku dhiibay Ciidamada dowlada.

0
Dhuusa-Mareeb, Madaxdii Ahlu Suna Waljamaaca ayaa ugu dambeyn isu dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka ee ku sugan Dhuusa-Mareeb. Macalin Maxamuud iyo Sheekh Shaakir Ayaa ugu dambeyn...

Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowlada oo Lagu dilay Muqdisho.

0
Muqdisho,Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowlada ayaa caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho. Dilkaan oo uu geystay nin bastollad ku hubeysan ayaa ka dhacay degmada Dharkenleey. Sarkaalkaan la...

Deg deg:Wasiir ka tirsan Xukuumada Erna Solberg oo is casilay

0
Oslo,Wasiirka kaluumeysiga ee Xukuumada Erna Solberg ayaa goordhaw ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii Wasiirnimo. Wasiirkaan oo lagu magacaabo Geir Inge Sivertsen kana tirsan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...