24.9 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Hay,adda Caafimaadka Norwey oo lambar gaar ah u sameeysay Coronovirus.

0
Oslo,Hay,adda Caafimaadka dadweynaha Norwey ayaa goordhaw soo saartay warbixin ay kaga hadleyso lambar gaar ah oo loo sameeyay in ay soo wacaan dadka qaba...

Baarlamaanka Norwey oo ansixiyay heshiis lagu taageerayo deyn cafinta Soomaaliya.

0
Oslo,Baarlamaanka Norwey (Stortinget)ayaa maanta si rasmi ah u meel mariyay heshiisiiska deyn cafinta Soomaaliya. Heshiiskaan oo ay soo gudbisay Wasaarada Arimaha dibada Norwey ayaa lagu ogolaaday...

NAV oo sheegtay in lacagta Xanuunka la siin doono qofkii laga helo Coronovirus.

0
Oslo, Hay,adda ceyrta qaabilsan ee NAV ayaa maanta shaaca ka qaaday in lacagta Xanuunka (Sykepenger) uu qaadan doono qofkii lagu helo Cudurka coronovirus ee...

Kenya oo ka hadashay eedeyn kaga timid Dowlada Federaalka Soomaaliya.

0
Nairobi, Dowlada kenya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn kaga timid dowlada Soomaaliya ee ah in faragalin ka wado Xuduuda labada dal. Afhayeenka Kenya Korneyl Cyrus...

Deg deg: Wasiirkii hore Arimaha gudaha oo ku dhaawacmay Dagaalka Dhuusa-Mareeb.

0
Dhuusa-Mareeb, Warar goordhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaalka ka socda Dhuusa-Mareeb uu ku dhaawacmay Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha Dowlada Federaalka. Abdi Samad...

Taliyihii Ciidanka Haramcad ee Dowlada oo lagu dilay Dhuusa-Mareeb.

0
Dhuusa-Mareeb, Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Dowlada Federaalka ayaa goordhaw la xaqiijiyay in lagu dilay dagaalka ka socda Dhuusa-Mareeb. Taliyaha ayaa la sheegay in uu hogaaminayay...

Sheekh Shaakir:Dowlada waxaa ay hurineysaa Colaad hor leh.

0
Dhuusa-Mareeb,Sheekh Shaakir oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Galmudug ayaa ku eedeeyay dowlada in colaad ka hurineyso Galmudug. Sheekh Shaakir oo soo saaray Warsaxaafadeed ayaa sheegay...

Turkiga oo Yurub ku fasaxay qaxootigii uu ka haayey

0
Muhaajiriinta ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku wajahan Yurub. Arrintan ayaa...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka ka socda Dhuusa-Mareeb.

0
Dhuusa-Mareeb, Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Qoor-Qoor ayaa ka hadlay dagaalka xalay iyo Maanta ka socda Dhuusa-Mareeb. Warsaxaafadeed uu soo saaray Qoor-Qoor ayuu arintaas kaga hadlay. Xafiiska...

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay Aflagaadada lagu Hayo Madaxweynayaashii hore

0
Muqdisho ,Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dacaayada mudooyinkii ugu dambeeyay lagu hayay Madaxdii hore ee dalka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...