Home 2020
Yearly Archives: 2020
in ka badan 100 Dal oo balan qaaday in ay bixinayaan lacagaha Deymaha ah...
Muqdisho,Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr .Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa face buuga soo dhigay waxa uu ku soo dhaweeyay go’aanada ka...
Kenya oo Muddo 14 Maalmood u qabatay Hogaamiyaasha Soomalida
Nairobi,Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa muddo 14 maalmood ah u qabtay Hoggaamiyayasha Soomaalida Kenya si ay u soo gaba gabeeyaan AL-shabaabka ka dagaallama...
shabaab oo Fariin u dirtay Dadka ku nool Waqooyi Bari Dalka Kenya
Af-hayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku sugantahay xaalad Rafasho ah kadib weeraro qorshaysan oo Al-shabaab ka...
Jubland oo Ciidamo Gurmad ah u dirtay Gobalka Gedo
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Ciidamo dheeraad ah u dirtay Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo halkaas oo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Ciidamada...
Qof qaba cudurka Coronovirus oo lagu arkay Magaalada Tromsø.
TROMSØ,Qofkii ugu horeeyay ee qaba Cudurka Coronoverus ayaa goordhaw lagu arkay Magaalada Tromsø ee ku taal Waqooyiga Norwey.
Saraakiil ka tirsan Hay,adda Caafimaadka dadweynaha oo...
Ciidamada Puntland oo xabsiga dhigay Mid ka mid ah Ganacsatadi maanta gadoodka Sameeyay.
Boosaaso,Ciidamada Puntland ayaa caawa xabsiga u taxaabay mid ka mid ah Ganacsatadii maanta gadoodka sameeyay.
Ganacsadahan oo lagu Magacaabo Nabad-doon, Cabdicasiis Axmed Beyle oo ahaa...
Muwaadin Norwegian ah oo laga helay Cudurka Coronavirus.
Roma, Warbaahinta Talyaaniga ayaa xaqiijiyay in Muwaadin Norwegian ah ka mid yahay dadka ilaa iyo hada laga helay cudurka halista ah ee Coronaverus.
Wiilkaan ayaa...
Dhageyso: Wasiir Mareeye oo sheegay in ay baarayaan duqayntii Degmada Jilib
Wasiirka wasaarada warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xeyr Maareeye ayaa sheegay in ay baarayaan Duqayntii ka dhacaday degmada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe...
Beesha Caalamka oo baaq wadajir u ah u dirtay Dawlada Federaalka iyo Saamileyda siyaasada
Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee...
Suuqa Boosaaso oo maanta la xiray
Ganacsatada ayaa sheegaya in Maamulka Puntland uu Canshuur xad dhaaf ah ku soo rogay ganacsatada Magaalada Boosaaso.
Gadood ay sameeyeen Ganacsatada iyaga oo diiddan canshuurta...
























