Home 2020
Yearly Archives: 2020
Jubland oo Eedeeysay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed lagu faah faahiyay xaaladda Gobolka Gedo halkaas oo ay ku wada sugayihiin Ciidamo kala taabacsan dowladda Federaalka...
Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak oo geeriyooday
Qaahira, Madaxweynahihii hore ee Dalka Masar Mohamed Xusi Mubaarak ayaa goordhaw geeriyooday.
Xusni Mubarak ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaal Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka...
Xisbiga KRF:Waa farxad in sharci helaan dadka muda dheer wadanka joogay.
Oslo,Xisbiga KRF ayaa durba soo dhaweeyay qorshe Xukuumada Erna Solberg u soo gudbisay Baarlamaanka ee ah in sharci helaan dadka mudada dheer sharci la,aanta...
Wasiirka Cadaalada Norwey:Waa in sharci lasiiyaa dadka wadanka ku nool muda dheer.
Oslo,Wasiirka Cadaalada Norwey Monica Mælend ayaa shaacisay in ay socoto qorshe lagu joojinayo Tarxiirka dadka aan sharciyada laheyn muda dheer.
Wasiirada ayaa fariimo u dirtay Hay,addaha...
Hir-Shabeelle oo u digtey Dadka Garsoorka u doonta Al-Shabaab
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu soo saarey digniin ku socota dadka ku nool Gobolkaas ee mararka qaar Garsoorka u doonta Maxkamadaha Al-Shabaab ,iyaga...
Wasiir Goodax iyo Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Xarun 30 Sano Kadib...
Wasiirka wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee XFS iyo guddoomiyaha gobolka Banaadid ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa xariga ka jaray xarunta waxbarashada gobolka...
Faah’faahin dheeri ah ayaa kasoo bexeeyso dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo saaka ku dhexmaray Magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag...
Mareykanka oo cambaareysay Ciidamada Dowladdu geysay Gedo
Golaha ammaanka ee Qarama Midoobay oo kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, halkaas oo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, James Swan,...
Duqeyn diyaaradaha Mareykanka ku dileen Madaxii Shirkada Hormuud ee Jilib.
Jilib,Diyaaradaha Mareykanka ee duuliye la,aanta ah ayaa duqeyn ka geystay degmada jilib ee Gobolka Jubada dhexe.
Duqeynta ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay Madaxi shirkada...
Faah’faahin dheeri ah ayaa kasoo bexeeyso weerar ka dhacay Itoobiya.
Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhaawacmay weerar lagu qaaday isu bax siya asadeed oo lagu taageerayay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed kaas oo...

























