Home 2020
Yearly Archives: 2020
Taliye xigeenka ciidanka xoogga dalka oo xilka laga qaaday
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta xil ka qaadis ku sameeyay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto...
RW Kheyre oo booqday Ciidamo lagu soo dhaawacay Ceel saliini
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Isbitaalka ciidamada Militariga ku booqday askar ka tirsan ciidamadaas oo ku dhaawacmay dagaal ka dhacay degaanka Ceel-saliini...
Aadan Barre Ducaale oo Dacwad lagu soo Oogay
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka dalkaasi, Aadan Barre Ducaale waxaa shalay looga yeeray Xafiiska Dembi-baarista Boliska Kenya ee DCI, iyadoo lagu soo oogay inuu Carruur Agoon...
Wasiir Beyle oo ka qayb galay shir looga hadlayay daqliga canshuuraha+Sawiro
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka qeyb galay bandhigga war bixinta Sanadlaha ah ee canshuuraha berriga ee 2020 -ka.
Wasiirka ayaa...
shirkad diyaaradeed oo joojisay Duulimaadka Garoonka Aadan Cade
Shirkadda Diyaaradaha ee Jambojet oo ka mid ah Shirkaddaha ugu qiimaha hooseeya ee dalka Kenya waxay ku dhawaaqeen inay joojiyeen gebi ahaan Duullimaadyadii Garoonka Calaamiga ee...
Ciidanka Xoogga Dalka oo ku wajahan Jamaame
Wakaaladda Wararka u faafisa dowladda Soomaaliya ee SONNA, ayaa ku warrantay in Al-shabaab ay isaga baxeen, degmada Jammaame ee gobolka Jubada Hoose, kadib markii...
Soomaali dhaawacyo isugu geystay Malta
Labo Dhallinyaro Soomaali ah ayaa la sheegay inay isku dhaawaceen dagaal xalay ku dhex maray magaalladda Saint Giliani oo dhanka Koonfureed kaga toosan Caasimadda...
duqayn ka dhacday gobalka Jubada Dhexe
War kasoo baxay Taliska Howlgalada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu faah-faahiyay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ee duuli la’aanta ay ka geysteen Deegaanka Wadajir oo u...
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Kulanka kadib, Madaxweyne Deni oo warbaahinta la...
Eedeeysane loo heystay Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo lagu heshiiyay in la sii daayo
Cabdi salaan Cabdi raxmaan Warsame, oo kamid ahaa saddexdii nin ee loo xukmay Kiiskii Caa’isha Ilyaas, balse laba kamid ah la qisaasay, ayaa la...

























