25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Nin Maraykan ah xabsi daa’in lagu xukumay

0
Maxkamad ku taalla magaalladda Pittsburg ee Gobalka Benesalfeeniya ee dalkaasi waxaa shalay la soo taagay Eedeysane lagu magacaabo Danyel Rusel, kaasi oo loo haysto dilkii Dareewal Soomaali ah oo la...

M/Weeyne Deni iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo ku sugan Jabuuti

0
D-jabuti : Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa  lagu soo dhaweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha Puntland Siciid...

Maraykanka oo ka hadlay dilka wariye Cabdi Weli online

0
War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa si xoogan loogu cambaareeyey dilkii 16-kii bishan loo geystay Wariye Cabdiwali Cali...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Gudiga doorashada

0
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa la kulmay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Faraamjo. Guddiga ayaa madaxwaynaha kala hadlay sharciga doorashooyinka Qaranka oo dhawaan...

Deni oo xilalkii ka qaaday Taliyaasha PMPF

0
Digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Deni oo ku taariikhaysan 17 bishan, xalay  saqdii dhexena la baahiyey, ayaa xilkii looga qaaday Agaasimihii PMPF Cabdiraxmaan...

RW Khere oo la kulmay wafdi ka socda IGAD

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay xoghayaha maamulka urur gobaleedka IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu iyo...

Madaxweynaha Soomaliland oo sheegay in uu Aqbalay Raali gelinta Madaxweyne Farmaajo.

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta khudbaddiisa sanadlaha ah ee Somaliland jeediyay ayaa waxaa uu ka hadlay kulan dhawaan Magaalada Adis Ababa ay...

Diyaaradaha Maraykanka oo duqeeyay Degmada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn ka geysatay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe. Duqeynta oo ay shalay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee...

Taliyihii saldhiga Degmada Wadajir oo xilka laga qaaday

0
Taliyihii Booliska Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ayaa xabsiga la dhigay,iyada oo sidoo kale xilka laga qaaday. mas'uuliyiin ka Tirsan maamulka  Degmada Wadajir ayaa u...

Dhageyso : Dagaal ka dhacay Xaafada Buulo sheekh Magaalada Jowhar

0
Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka Tirsan Dawlada Federaalka iyo shabaab ayaa xalay ka dhacay Magaalada Jowhar ee Xaruunta Dawlad goboleedka Hir shabeele Dagaalka ayaa bilowday...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...