25.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Itoobiya oo baraha Bulshada Soo dhigtay Qariirad lagu kala qaybinaayo Soomaaliya

0
Baraha internet-ka Twitter-ka iyo Facebook-ga ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa la soo dhigay qariidad muujinaysa Soomaaliya oo kala qaybinaayo Qariidada oo  markii dambe ...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Gobalka shabeelaha Hoose

0
Madaxweynaha maamulka  Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Dikareeto kasoo baxday Xafiiskisa ku  Magacabay Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Shabeelaha...

Xukuumadda Federaalka oo Amar dul dhigtay shirkadaha isgaarsiinta iyo warbaahinta

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta ku dhawaaqday Hannaanka Mideysan ee Rukhsadaha Isgaarsiinta & Teknolojiyada dalka (Unified Licensing Framework – ULF), ka dib markii...

Gudoomiye lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

0
Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas xalay lagu dilay Nin Guddoomiye ka ahaa xaafad ka mid ah...

Wasaarada Warfaafinta oo Safarka Farmaajo ee Hargeeysa ku tilmamtay riyo maalmeed

0
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xeyir Maareeye ayaa markii u horraysay ka hadlay wararka sheegaya in madaxweyne Farmaajo socdaal ku...

Sacuudiga oo ka hadlay Dhul Gariir Ruxay Magaalada Madiina

0
Dowladda Sucuudiga ayaa sheegtay in Dhul Gariir cabirkiisu gaarayo 2.28 laga dareemay Magaalada barakeysan ee Madiina. Waaxda Sucuudiga u qaabilsan la socodka Dhul Gariirrada ayaa...

Dawlada oo ka hadashay dilka loo geystay Wariye Cabdi Weli Cali online.

0
Wasiirka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xeyr Maareeye ayaa dilkii xalay degmada Afgooye ee gobalka shabeelaha Hoose loogu...

Ciidamo tababar u gasocday dadka Turkiga oo Muqdisho laga soo dejiyay.

0
Ciidamadan oo tiradooda ay gaareso ilaa 300 Askari ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage,...

Nin Kenyaan oo xabsi la dhigay ka dib markii uu ka digay weerar shabaab...

0
Wargeyska The Standard Media ayaa qoray inay Booliska Gobalka Bomet ee bartamaha dalkaasi gacanta ku dhigeen Nin lagu magacaabo Timothi Koej, kaasi oo lagu eedeynayo inuu...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Ugolaatay Ardayda puntland in la siiyo shahaadooyinka

0
Ilo xog ogaal ah oo ka tirsan madaxtooyada Puntland, ayaa warbaahinta Aragticusub.com u xaqiijiyay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay si rasmiya u ogolaatay bixinta Shahaadada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...