Home 2020
Yearly Archives: 2020
Xildhibaan ka tirsan BFS oo ka hadlay raali galinta Madaxweyne Farmaajo.
Muqdisho,Xildhibaan Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid ah Golaha shacabka lagana soo doorto degaannada Somaliland ayaa sheegay in hadalkii Madaxweynaha ee raali gelinta Somaliland...
Jubbaland oo sheegtay in qaar katirsan Ciidamadi ay dowladda geeysay gobolka Gedo isku soo...
Jubbaland ayaa waxa ay sheegtay in ay dhankooda u soo goosteen ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan la geeyay qeybo ka mid...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Bay
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo deegaano ka tirsan Gobolka Baay ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Koonfur...
Xubno ka socda DFS & Dowlad Goboleedyada oo Shir uga socdo Muqdisho
Shir ay soo qaban qaabiyeen wasaaradda Howlaha guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,isla markaana ay ka qeybgalayaan Wasaraddaasi iyo Wasaaradaha Hawlaha Guud ee maamul goboleedyada...
UDI-da oo fariimo u dirtay qaar ka mid ah dadka sugaya degenaanshaha(permanent oppholdstillatelse).
Oslo,Qaar ka mid ah dadka mudada dheer sugaya degenaanshaha (permanent oppholdstillatelse) ayaa helay warqado ka soo ay soo dirtay Hay,adda UDI-da
Warqadaha ayaa ah kuwo dadka...
Dab xoogan oo ka kacay shirkad Biyaha farsameysa ee ku taal Muqdisho
Muqdisho,Dad xoogan ayaa goordhaw ka kacay warshada biyaha Zamzam ee ku taal Muqdisho.
Warshadan ayaa ah mid farsameysa biyaha isla markaana iibisa.
Dabkaan oo ah mid...
Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saartay xiisada ka taagan gobolka Gedo
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa caawa War- ka soo saartay colaada ka aloosan Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Belad-xaawo oo ay isaga soo horjeedaan ciidamo...
Ciidamo ka tirsan dowladda oo nin darawal ku dilay Muqdisho.
Muqdisho,Dilka ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Isbitaalka Xoogga ee Degmada Hodan, kadib markii Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada Militariga ay istaajiyeen gaarigii uu...
Hab cusub ee loo qaadi doono canshuurta oo lagu soo bandhigay Muqdisho (Sawiro).
Muqdisho,Dowlada hoose Xamar ayaa xarunta gobolka Banaadir kusoo bandhigtay gadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta canshuuraha iyo sidoo kale...
Dowlad Masar oo xaqiijiyay in qof laga helay Cudurka coronavirus
Masar waxay xaqiijisay kiiskeedii ugu horreeyay ee cudurka ‘coronavirus’ dilaaga ah kaasoo ka dilaacay bartamaha Shiinaha dhammaadkii sanadkii hore isla markaana tan iyo markaas...

























