Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qoor qoor oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, ayaa waxaa loo doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor, kadib doorasho wax ka yar 30 daqiiqo qaadatay oo ka dhacday Magaalada...
Al-Shabaab oo lagala Wareegay degaano in muddo ah gacantooda ku jirtay.
Kooxda Macawisley ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla bariga gobolka Hiiraan.
Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay waxaa ka mid ah Hees...
SIDEE LOOGA HORTAGAA CORONAVIRUS?
Coronaviruses (CoV) waa qoys balaaran oo fayraska kamid ah wuxuuna keena cuduro aad u tiro badan, kuwaasoo ku bilawda sida hargabka ugu danbeyna noqda...
Mareykanka oo isha ku haya xaaladda siyaasadeed ee Galmudug.
Dowladda Mareykanka ayaa waxay si dhow ula socotaa doorashada maalinta berrito ah lagu wado inay ka qabsoomto Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Doorashada ay...
Dhuusamareeb oo caawa cabsi xoogan ka taagantahay.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya Ciidamo dheeraad ah ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMiSOM caawa la dhigay wadooyinka soo gala...
Faahfaahin dheri ah ayaa ka soobaxeyso qaraxyo ka dhacay Muqdisho manta.
Labo Qarax oo la sheegay in loo adeegsaday Miinooyin ayaa Saaka ka dhacay degmooyinka Huriwaa iyo Dharkeenley ee gobolka Banaadir, waxaana ay sababeen Khasaare...
Guddoomiye cusub ee Galmudug oo fariin u diray Xildhibaanada
Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb, waxaana looga hadlay arrimo muhiim ah.
Inta uu socday...
Akhriso: Isbedelka ku Imaan doono ka kixista UK ee Midowga Yurub.
Janaayo 31-keeda ayaa ah waqtiga loo asteeyay in ay isaga baxdo Uk Midowga reer Yurub ka dib 47 sano oo ay xubin ka ahayd...
Kooxo hubaysan oo dil ka gaystay Muqdisho
Dabley hubaysan ayaa waxa ay dil ka gaysteen Magaalada Muqdisho, waxaana ay beegsadeen Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Federalka Somaliya.
Askariga la dilay ayaa waxaa...
Dowladda oo sheegtay tallaabo inay ka qaadeyso Isbitaal Turki maamusho oo Muqdisho ku yaal
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa sheegtay inay tallaabo ka qaadeyso Isbitaalka Yardemili oo ay maamusho Hay,ad laga leeyahay dalka Turkiga.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka...

























