Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweynayaasha Somalia,Ethiopia iyo Eritrea oo sameysanaya Isbaheysi Cusub(Sawiro+Warsaxaafadeed).
Asmara, Madaxweynayaasha Wadamada Somalia,Ethiopia iyo Eritrea ayaa goordhaw shaaciyay in ay sameysan doonaan Isbahaysi cusub.
Sedexda Madaxweyne oo kulan ku lahaa Magaalada Asmara ayaa gaba...
Kheyre oo daahfuray mashruuc lagu maalgalinayo dhalinyaro Soomaaliyeed(Sawiro).
Muqdisho, Ra,isul Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Kheyre ayaa maanta daahfuray Mashruuc lagu maalgalinayo dhalinyaro Soomaaliyeed.
Mashrucan ayaa lagu maalgalinayaa 340 dhalinyaro ah...
Ra,isul wasaare ku xigeenka dalka oo Jabuuti uga qeyb galaya shirka Waxbarashada Afrika.
Muqdisho,Ra,isul Wasaare ku xigeenka dowlada Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohamed guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan dalka Jabuuti.
Mahdi ayaa uga qeyb galaya Jabuuti...
Alshabaab oo sheegatay dilka Nabadoon Abdirisaq Shabeel.
Muqdisho,Ururka Alshabaab ayaa sheegatay Mas,uuliyada Nabadoon xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Nabadoonkaan oo lagu magacaabi jiray Abdirisaq shabeel ayay Ururka Alshabaab ku shheegeen in uu...
Tahriibayaal Ay Soomaali ku Jirto Oo Lasoo Bad-baadiyay
Liibiya: Tahriibayaal kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo ay ku jiraan Soomaali ayaa laga soo badbaadiyay Badda Madetereanina-ka ee u dhexeeysa Liibiya iyo Talyaaniga,...
Waxaa maanta ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Galmudug.
Waxaa maanta ku eg diiwaangalinta Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeen Galmudug, sida uu sheegay Guddiga Doorashada Galmudug.
Guddiga ayaa muddo 24 saac ah shalay...
Daawo Sawirada : Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Ereteriya
Asmara : Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara halkaas oo uu wadahadallo saddex-geesood ah kula yeelanayo Madaxweynaha Ereteriya...
Nin toogtay lix qof oo qoyskiisa ka tirsan oo ay waalidkiisa ka mid yihiin
Berlin,Nin ayaa waxa uu toogtay lix qof oo ka tirsan qoyskiisa oo ay ku jiraan labadiisa waalid. Toogashada ayaa waxay ka dhacaday magaalada Rot...
Listhaug: Waxaan dareemeynaa iminka sida in aan Xabsi ka soo baxnay.
Oslo,Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga FRP Sylvi Listhaug ayaa sheegtay in iminka dareemayaan farxad kadib ka bixitaankii dowlada Erna Solberg,
Listhaug oo la hadlashay TV2 ayaa...
Ra,isul Wasaare Kheyre oo sagootiyay ciidamo u diyaarsan la dagaalanka Alshabaab(Sawiro).
Muqdisho,Ra,isul Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Kheyre ayaa sagootiyay ciidamo loogu tala galay in ay wadanka ka saaraan Kooxda Argagixisada ah ee...

























