Home 2020
Yearly Archives: 2020
Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay in aysan ka qeyb...
Dhuusa-Mareeb, Qaar ka mid ah Musharaxiinta miisaanka culus leh ee xilka Madaxtinimada Galmudug ayaa goordhaw shaaciyay in ay qaadaceen ka qeyb galka doorashada Madaxweynaha...
Fanaan mudda dheer ka tirsanaa Alshabaab oo la soo bandhigay.
Muqdisho: Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa waxay soo bandhigtay muuqaal kooban, oo laga soo duubay Abshir Gaarane Axmed oo ka mid...
Gudoomiyihii hore ee Qandala oo Caawa lagu dilay Boosaaso.
Boosaaso: Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku dileen guddoomiyihii hore ee degmada Qandala Firin Maxamed Khuurshe.
Guddoomiyihii...
Prins Harry oo iska casilay xilkii uu ka hayay Boqortooyada Ingiriiska.
London,Prins Harry oo ah wiil ay ayeeyo u tahay boqorada ingiriiska, kana mid ah dhaxalsugayaasha boqortooyada Ingiriiska, iyo xaaskiisa Meghan ayaa cadeeyey in wixii...
Dowlada oo cambaareysay bur burinta ciidamada Kenya ku hayaan Xarumaha Shirkada Hormuud.
Jubbada Hoose-Afmadow Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Jaldeys ee degmada Afmadow ee Gobolka...
Fanaanka caanka ah ee Khadar Keeyow oo dib u helay xuriyadiisa.
Addis-Ababa : Fanaaanka Khadar Ibraahin Keeyow ayaa dib u helay xuriyadiisa, kadib markii maalmo uu ku xirnaay xabsi ku yaallo Magaalada Addis Ababa ee dalka...
Ahlu sunna oo joojiyay ka qeyb qaadashada dhismaha Maamulka Galmudug (WARSAXAAFADEED).
Dhuusa-mareeb,Maamulka Ahlu sunna ayaa goordhaw shaaciyay in ay joojiyeen ka qeyb qaadashada dhismaha Maamulka Galmudug.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxa Xukuumadda Sheekh shaakir ayuu ku...
Xisbiga KRF oo Doonaya in xil Wasiir loo Magacaabo Knut Arild Hareide.
Oslo,Xisbiga KRF ayaa wada dadaal uu ku doonayo in Hogaamiyahoodi xisbiga Knut Arild Hareide laga qeyb dhigo xukuumadaCusub.
Knut ayaa xilka Hogaanka KRF iska casilay...
Erna Solberg oo soo dhisi doonta Xukuumad cusub dhammaadka Bishan.
Oslo, Ra.isul Wasaaraha wadanka Norwey Erna Solberg ayaa sheegtay in xukuumad cusub soo dhisi doonto Inta ka dhiman bishan aynu ku guda jirno ee...
Xukuumadda oo dajisay qorshe lagu sugayo amniga shaqaalaha dhisaya Waddada isku xirta Muqdisho iyo...
Muqdisho,Ra,isul Wasaraha Soomaaliya Hassan Ali Kheyre ayaa maanta kulan la qaaday saraakiisha ugu sareysa ciidamada kala duwan ee dowlada.
Kulankaan oo ay goob joog ka...

























