Home 2020
Yearly Archives: 2020
MAXAY KU SALEYSAN TAHAY XUSKA MAALINTA WARFAAFINTA SOOMAALIYEED EE 21 JANNAAYO
Muqdisho,Af Soomaaligu wuxuu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika looga hadlo kuwa dadka ugu tirada badan ay ku hadlaan. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana...
Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la soo saaray(AQRISO).
Dhuusa-mareeb, Gudiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka Dhuusa-mareeb ayaa goordhaw soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenadiisa.
Gudiga ayaa sheegay in 30-ka...
Shaqaalihi Turkiga ee ku dhaawacmay Afgooye oo loo Qaaday Ankara.
Muqdisho, Shaqaalihi Turkiga ee dhawaan ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ee ka dhacay Afgooye ayaa maanta loo qaaday Magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga.
Garoonka diyaaradaha...
Soomaali looga shakisan yahay Argagixiso oo Maxkamad lagu soo taagay Nairobi.
Nairobi,Maxkamad ku taala Magaalada Nairobi ayaa maanta la soo taagay Soomaali looga shakisan yahay Argagixiso.
Ciidamada amaanka ayaa laba maalin ka hor soo qabtay shan...
Heshiis laga gaaray khilaafki u dhaxeeyay Madaxweyne Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle(SAWIRO).
Jowhar, khilaaf in muda ah soo jiitamayay ee u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ugu dambeyn xal KMG ah laga gaaray.
Kulanka heshiisiinta...
Xiisad ka taagan caawa Degmada Shangaani ee G/banaadir.
Dadka ku dhaqan Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa soo sheegaya inay weli xiisad ka taagan tahay degmdaasi, taas oo u dhaxeyso ciidan ka...
Khilaaf hor leh oo soo wajahay dhismaha Galmudug & Ahlu Sunna oo laga...
Khilaaf ayaa ku yimid geedi-socodka Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug, iyadoona uu dib u dhac ku yimid soo saarista jadwalka, ay tahay in loo maro...
What’s next for Norway’s government after break-up of coalition?
After six years and two months as part of Prime Minister Erna Solberg's coalition, the right-wing populist party has quit Norway's government, leader Siv...
Ciidamada Dowladda oo gabi ahaanba xiray waddada isku xirta Muqdisho & Afgooye.
Muqdisho,Xilli wadada dheer ee laamiga ee isu xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, ay qayb ka mida u xirneyd dhismaha...
Warmurtiyeed ka soo baxay shirkii u socday Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland(AQRISO).
Boosaaso,Shirkii u socanayay labadii maalin ee la soo dhaafay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhaw laga soo saaray Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban.
Warmurtiyeedka ayaa...