28.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Erdogan oo sheegay in lagu casuumay sahminta shidaalka Soomaaliya.

0
Ankara, Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa lagu casuumay in ay ka qeyb qaadato shidaal baarista Soomaaliya. Erdogan oo maanta...

Erdogan says Somalia has invited Turkey to explore for oil in its seas: NTV

0
ANKARA (Reuters) - Turkish President Tayyip Erdogan said on Monday that Somalia had invited Turkey to explore for oil in its seas, after Ankara...

Solberg oo sheegtay in Xukuumaddeda sii shaqeyn doonto kadib ka bixitaankii FRP.

0
Oslo,Ra,isul Wasaaraha Norwey Erna Solberg oo goordhaw shir jaraa,id qabatay ayaa sheegtay in iyada iyo Xukuumaddeeda sii shaqeyn doonaan kadib markii Xisbiga FRP shaaciyay...

Deg deg:FRP oo Isaga baxay Xukuumada Erna Solberg.

0
Oslo, Xisbiga FRP ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in ay isaga baxeen Xukuumada Erna Solberg. Gudoomiyaha Xisbiga Siv Jensen oo goordhaw warbaahinta la hadashay ayaa...

Xisbiga FRP oo laga yaabo in maanta isaga baxaan Xukuumada Erna Solberg.

0
Oslo,Xisbiga FRP oo ka mid ah afarta xisbi ee Hogaaminaya Dowlada Norwey ayaa laga yaabaa in maanta isaga baxaan Xukuumada. Hogaamiyaha Xisbiga ayaa maanta kulan...

Ahmed Madoobe”Madaxweyne Farmaajo ayaa diiday in la wada hadlo “.

0
Boosaaso, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiisa isku dayay wada walba oo ay kula hadli karaan Madaxda dowladda dhexe...

Carruur cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay Muqdisho.

0
Muqdisho,Sedex Carruur ah ayaa cudurka Shuban biyootka ugu geeriyootay Kaam ku yaala Magaalada Muqdisho. Carruurtaan ayaa ku noolaa kaam lagu Magacaabo Maandeeq uu ku yaalla...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Dilay Koonfur Afrika.

0
Muqdidho,Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Wadanka Koonfur Afrika. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Bellville oo ka tirsan magaalada Cape...

Dowlada Federaalka oo shaacisay dalka ugu weyn ee taageerada siiya Soomaaliya.

0
Muqdisho,Wasiirka Arimaha dibada Dowlada Federaalka Soomaaliya Ahmed Ciisen Cawad ayaa sheegay in dowlada Sacuudiga tahay wadanka ugu weyn ee taageerada xoogan la garab taagan...

Sare u kac ku yimid kirada Guryaha Magaalada Dhuusa-mareeb(Warbixin).

0
Dhuusa-mareeb,Waxaa sare u kac aad u xoogan laga dareemayaa Guryaha iyo hotelada ku yaal Magaalada Dhuusa-mareeb. Sare u kaca ayaa sababay markii musharaxiin Xil doon...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...