Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dagaal culus oo caawa ka dhacay Magaalada Marka.
Marka,Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo Ururka Alshabaab ayaa caawa ka dhacay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Ciidamada Alshabaab ayaa lagu soo...
Ciidamada Ciraaq oo gacanta ku dhigay Muftigii ugu weynaa ee Daacish(Sawiro).
Muusil,Ciidamada Ciraaq ayaa gacanta ku dhigay ninka u fatwon jiray Daacish dilalka.
Ciidamada Ciraaq ayaa ninkaan gacanta ku dhigay Howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Muusil...
Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay Liisa xildhibanada cusub ee Galmudug qeybta Gaalkacyo(AQRISO).
Gaalkacyo,Doorashada ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay, ka dib dadaalo ay Odayaasha Dhaqanka u galeen soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka ay suurta-gashay in la...
Shaqaalaha Turkiga oo gabi ahaan joojiyay dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Muqdisho, Wararka naga soo gaaraya wadada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in shaqaalaha Turkiga oo ku howlanaa dhismaha wadada gabi ahaanba joojiyeen.
ilo...
Wasiir Beyle oo kahadlay is hor istaag uu ku sameeyay R/wasaare Kheyre .
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale ayaa kawarbixiyay bashruuc ay wada saxiixeyn asiga iyo duqa muqdisho Cumar Finish.
Wasiir Beyle oo warbaahinta la hadlay...
Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay.
Dhuusa-mareeb. Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Mohamed Nur Gacal ayaa goordhaw ku dhawaaqay Gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Galmudug.
Gudigaan ayaa ka kooban 13 xubnood isla markaana...
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab oo ka socda Jubbada Hoose.
Wararka ka imaanayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan Gobolkaas uu ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Danab ee...
Ciidamo ka tirsan Puntland oo Gaaray Laascaanood (Sawiro).
Laascaanood,Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen Magaalada Laascaanood.
Ciidamadan iyo sarkaalki hogaaminayay ayaa sheegay in ay isku dhiibeen maamulka Somaliland.
Sarkaalka...
Dagaalyahano ka tirsan Alshabab oo lagu dilay Jubbada Hoose.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Danab qeybtooda ka howgala Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay dileen dagaalyahano ka tirsan Ururka Alshabaab.
Saraakiisha ayaa sheegay in dagaalyahanada...
Norwey oo xabsiga dhigtay Hooyadi ka tirsaneed Daacish.
Dowlada Norwey ayaa xabsiga dhigtay Hooyadi ka tirsaneed Ururka Daacish.
Hooyada iyo labadeeda Carruur ayaa xalay saqdii dhexe ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Oslo.
Saraakiil ka...