Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ma Run baa in Gudoomiye Cabdi Xaashi lagu Casuumay Shirka Musharrixiinta uga socda Muqdisho?
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa la filayaa in maanta uu ku biiro shirka madaxda mucaaradka uga socdo magaalada Muqdisho.
Xog...
Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Qooor Qoor iyo qaar ka mid ah Musharixiinta?
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa kulan la yeeshay ay qaar kamid ah musharrixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada Soomaaliya .
Kulanka waxa...
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Sooomaaliya oo Baaq u jeediyay Gudiyada Heer Federaal ee doorashooyinka
Ra'iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar magaalada Muqdisho tababar uga furay guddiyada heer federaal ee loo magacaabay in ay ka...
Musharixiinta mucaaradka ku ah Dawlada Federaalka Soomaaliya oo baaq u diray Maamul goboleedyada.
Musharixiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray baaq ku aadan guddiyada doorashada ee maamuladda Puntland iyo Juballand.
Qoraal ka soo saareen musharixiinta shirka...
Roobab wata dabaylo oo ku dhuftay Xaafuun iyo khasaare ka dhashay
Wararka Imaanaya degaano ka Tirsan puntland ayaa sheegay dabaylo iyo Roobab wata duufaano ku dhufteen Xeebta Xaafuun
Dufaanta ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen...
Dawlada Itoobiya oo Hubka Taangiyada ka dhaca u Adeegsanaysa Magaalada Mekeelle
Dowladda Itoobiya ayaa qorsheynaya in ay taangiyo u adeegsadaan in ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray ee woqooyiga dalkaasi, waxayna uga...
Faah Faahino ka soo baxaya shil khasaare geystay oo ka dhacay Puntland
Wararka ka imaanaya Tuulada Shire Dhogor-libaax, oo ku taalla xadka kala qeybiya Gobollada Nugaal iyo Karkaar ee puntland , ayaa sheegaya in halkaas uu...
Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka oo Digniin ka soo saartay Duufaano ku soo wajahan...
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaanta Gati oo ku soo fool leh inta u dhexeysa...
Maxaa ka soo baxay Kulan Muqdisho maanta ay ku yeesheenGuddiga Golaha Shacabka ee Xaqiiqa...
Guddiga Golaha Shacabka ee Xaqiiqa Raadinta Natiijadda Imtixaankii Dugsiyadda Sare ee Dalka ee 2020 ayaa la kulmay Xubno ka socda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo...
Yuusuf Daba geed oo kulan Amniga looga hadlayay Baladweyne kula yeeshay Saraakiil ka Tirsan...
Madaxwayne kuxigeenka Maamul goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa magalada Baladweyne kula kulmay Saraakisha Ciidamada qalabka sida ee soomaliya iyo kuwa Amisom ee...