26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Donald Trump oo qorsheynaya ka hor inta uusan Xilka ka dagin Kumaan Ciidanka...

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu amro in kumanaan ciidamada Mareykanka ah laga soo saaro dalalka Soomaaliya, Iraq iyo Afghanistan, sida uu...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta Ansixiyay sharci Muhiim ah

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka...

Wasiirkii hore Warfaafinta Daahir Maxamuud Geele oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu laba sano...

0
Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaciyey in laba sano ka hor uu Madaxweyne Faramajo ka diiday inuu gudbiyo fariin lagu...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Yaaqshiid

0
Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Xilkii looga qaaday Gudoomiyhii Degmada Yaaqshiid iayadoo...

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Party oo shaaciyay in doorasho aysan raali ka ahayn Dalka...

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo waraysi siiyay Universal TV ayaa sheegay in doorasho aysan raali ka aheyn Siyaasiyiinta marnaba lagu qabin karin...

Cabdi Xaashi oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble

0
Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Rooble u gudbiyay Qaramada Midoobay. Qoraalka...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Sharciga Gudiga la dagaalanka Musuqa iyo Akhrinta 3aad...

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulankoodii caadiga iyaga oo ka uga dooddi doona ajandayaal dhowr ah. Xildhibaannada ayaa...

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay Alshabaab

0
Danjiraha  Qarramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa sheegay in wali jirto qatar badan badan oo ka imaneysa dhinaca Al-shabaab. Swan  hadalkan u...

Madaxweyne Lafta Gareen oo hadal Muhim ah u Jeediyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada...

0
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxa...

Maxaa ka soo baxay Shirka Dardar gelinta Amniga looga hadlayay oo ka dhacay Waqooyiga...

0
Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntlandd , ayaa waxaa lagu qabtay Shir ku saabsan dardar-gelinta Amniga Gaalkacyo iyo guud ahaan degmooyinka Gobolka Mudug ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...