Home 2020
Yearly Archives: 2020
Galmudug oo ka hadashay Dagaalo ka dhacay Duleedka Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa shaaciyay in Ciidanka Galmudug Guulo ka gaareen dagaal ay la galeen Alshabaab kaas oo ka dhacay duleedka...
Doorashada Madaxweynaha Hirshabeele iyo ku xigeenkiisa oo ka dhaceysa Magaalada Jowhar Hadaba Maxay kula...
Doorhada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta la filayaa in ay ka dhacdo Magalaada Jowhar , waxaana la adkeeyay AmmaankaXaruunta ay ka dhaceyso...
Maxay ka wada Hadleen Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxa...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Durraan Axmed Faarax ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula yeeshay Agaasimaha Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP) ee...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo u jawaabaty Mucaaradka iyo Xildhibaan...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad ula yaabay war-murtiyeedkii maanta ka soo baxay...
Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu Maxkamadeynaayo Jazeera Malta
Ciidanka Booliska Jaziirada Malta ayaa qoraal ay soo saareen shegay in ay qabteen 3 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo bishii la soo dhaafay...
Faah Faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya Qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, iyadoo...
Musharixiinta U Tartameysa Xilka Madaxweynaha Hirshabeele iyo ku xigeenkiisa oo Maanta Khudbad ka jeedinaya...
Musharixiinta u Tartameysa Xilka Madaxweynaha Hishabeele iyo ku xigeenkiisa maanta ayaa maanta khudbad ka jeedinaya Magaalada Jowhar Taasi oo ay uga hadlayaan Waxyaabaha ay...
Xildhibaano dalbaday Jawaab deg deg in laga bixiyo dadkii lagu laayay Sh/dhexe
Weli waxaa isa-soo taraya dadka sida aadka ah uga hadlaya dhacdadii lagu dilay Hooyo & laba Carruur ah oo ay dhashay taas oo ka...
Maxay ka wada hadleen Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Madaxa Hay,adda WFP
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxa hay’adda Cunada adduunka ee (WFP).
Kulankan oo looga...
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyiinka Xukuumadda Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada...
Marwo Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya maanta gaartay magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo si...