26.1 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Gudoomiye Cumar Finish oo muddo ka dib dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib howl shaqo oo...

Maxay ka wada hadleen Madaxda Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya iyo Wafdi ka socda Kenya...

0
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa ku qaabilay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha dibadda...

IGAD oo walaac ka muujisay dagaalka ka bilowday Gobolka Tigrey ee Dalka Itoobiya

0
Urur goboleedka IGAD ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan arimaha ka soo cusboonaaday itoobiya gaar ahaan gobalka tigreega halkaas oo IGAD ay si dhow...

Prof Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka badbaaday Qaraxa miino oo lala eegtay Gaari uu...

0
Senator Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday gaarigiisa,xalay fiidkii. Gaari uu la...

Baarlamaanka Puntland oo la horgeynayo Mowshin ka dhan ah Xubno ka Tirsan Gudoonka Baarlamaanka...

0
Waxaa dib u bilowday , mooshin abaabulan oo laga keenay labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamanka Puntland, sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen  Illo wareedyo...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Guusha uu gaaray Joe Biden 

0
Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa Hambalyo u diray Madaxwaynaha Cusub ee Dawladda Maraykanka JoeBiden iyo Ku xigeenkiisa  Kamala Harris. Madaxwayne Farmaajo wuxuu u rajeeyay Guul Hogaanka...

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka soo horjeesatay Gudigii doorashooyinka ee dhawaan uu Magacaabay Ra,iisal...

0
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hadashay hanaanka loo soo xulay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka ee heer federaalka. Qoraalka Madasha kasoo baxay ayaa lagu sheegay...

DEG DEG: Joe Biden oo loo doortay Madaxweynaha 46aad ee Maraykanka

0
Musharaxii Xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden ayaa lagu dhawaaqay inuu noqday Madaxweynaha 46-lixaad ee Maraykanka ka dib markii u ku guuleystay doorashadii ka dhacday Maraykanka. Natiijadii...

Kulan lagu sagootinayay Musharax Abdulaahi Qadar oo ugaatag ka mid ahaanshaha  xildhibaanada  golaha shacabka...

0
  Kulamkaani oo ahaa sagootin iyo casho sharaf loo sameeynayay Musharax Abdulaahi Qadar oo utaagan xilka Xildhibaannimo ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada...

Faah Faahino ka soo baxaya Dagaalo khasaare geystay oo ka dhacay degaano ka Tirsan...

0
Wasaaradda amniga maamulka Galmudug ayaa faah faahin ka bixisay dagaallo u dhexeeyey ciidamada maamulkaas iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo isku dhinac iyo Alshabaab oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...