26.1 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Puntland

0
Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaasi Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Madaxtooyada Graoowe ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka ah ee...

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Wasaarada Cadaaladda...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha...

Roobab Saameeyay Dadka iyo Gaadiid oo ka da,ay Magaalada Muqdisho

0
Roob Xooggan habeennidii xalay ilaa maanta ka da'ay magaalada Muqdisho Waxaana uu sababay barakaca dad dan'yar oo qaarkood uu burburiyay roobka guryihii ay ku...

Feysal Cali Waraabe oo Magaalada Nairobi uga qayb galay shir looga hadlayay Doorashooyinka Soomaaliya

0
Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya waxaa ka dhacay Shir looga hadlay Doorashooyinka Soomaaliya, Waxaana ka Qayb galay Shirkan Xubno uu kamid yahay Guddoomiyaha...

Ciidanka Puntland oo Hawlgal ka sameeyay degaano ka Tirsan gobolka Sanaag

0
Wararka ka imanaaya Gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Puntland ay hawlgal qorshaysan gelinkii dambe ee Shalay ku tageen degaanno ka tirsan degmada...

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Ansixiyay Sharciga Dhismaha Hay’adda Diiwaangelinta Iyo Aqoonsiga...

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ay ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, ku ansixiyay  Hindise-sharciyeedka Dhismaha...

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo sheegay in uu soo Magacaabayo Gudiyada Doorashada Gobolada Waqooyi

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhaliilay qaabka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso doorashada kuraasta baarlamanka ee xildhibaanada gobollada waqooyi, wuxuuna...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Ansixiyay sharciyo ay meelmariyeen Golaha Wakiilada Galmudug

0
Munaasabad lagu qabtay Xaruunta madaxtooyada Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor waxa uu ku saxiixay xeerar muhiim ah oo kala ah:-...

Ciidanka Danab oo Hawlgal ka sameeyay gobolka Shabeelaha Hoose

0
Xubno Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa laga soo xigtay in ay hawlgal qorshaysan ku burburiyeen fariisimo Al-shabaab ku lahaayeen Gobolka Shabeellada Hoose. Saraakiisha...

khasaare ka dhashay israsaaseyn ka dhacday Magaalada Muqdisho

0
Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa is rasaasayn ka dhacday Isgoyska Dabka magaalada Muqdisho, . Kooxo hubaysan oo watay mooto bajaaj iyo ciidamo dharcad ah, oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...