25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dawlada Federaalka iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka oo maanta shir uu uga Furmayo...

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ka hadlay Ujeedada kulanka waxaana uu sheegay in kulanka uu ku saabsan yahay sidii ay dowladu...

Hawgalo Dad shacab ah lagu soo qabtay oo ka dhacay Baladweyne

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dad badan oo shacab ah loo taxaabay xabsiga Magaalad Baladweyne Dadkaas ayaa la...

Maxaa ka soo baxay Kulanka Ra’iisul Wasaarah uu la qaatay Culumada iyo Ururada Bulshada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay ururrada Bulshada Rayidka ah iyo culima’udiinka...

Gudiga lagu murunsanyahay ee Heer Federaal oo soo saaray Habraaca doorashada Kuraasta Aqalka Sare

0
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa u kala diray Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya habraacyada doorashada iyo foomamka ay u baahan yihiin...

Puntland oo go,aan ka soo saartay Diidmada lacagta shilinka Soomaaliga

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Puntland go’aamisay in 10% canshuurta dekedda Boosaaso lagu qaado Shiling Soomaali,si looga...

Banaan bax ka dhacay Magaalada Garoowe

0
Banaanbax xooggan, oo looga soo horjeedo sicir-bararka iyo diidmada Lacagta Shilinga Soomaaliga ah, ayaa maanta ayaa mnt ka dhacay magaalada Garoowe . Dadka dibadbaxa dhigayay...

Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo gaaray Magaalada Garoowe

0
 Wafdi uu Horkacayo  Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Gudoomiyaha Aqalka iyo wafdiga...

Kooxo Hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ah ku dilay Degmada Wadajir

0
Wararka ka imaanaya Xaafada Nasteexo ee Degmada Wadajir ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysan Bastoolado ay xaafada ku dileen Wiil dhalinyaro ahaa Wiilka ayaa lagu...

Dhageyso: Digniin loo diray Ciidanka Dawlada Federaalka ee dhibaatada u geysta Dadka shacabka ah

0
Taliyaha Ciidamada  dhulka ee Militariga Dawlada Federaalka Soomaaliya Soomaliyeed Gen l Maxamed Tahliil Biixi ayaa ugu baaqay Ciidamada dowladda inaysan dhibaato u geysan dadka...

Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Dawlad goboleedyada oo maanta shir uu uga Furmayo Magaalada Garoowe

0
Magaalada Garoowe ee Xaruunta Maamulka Puntland ayaa maanta lagu wadaa in shir uu uga Furmo Xubnaha Midowga Musharrixiinta iyo Madaxda Dawlad goboleedyada. Wafdi uu Hogaaminaayo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...