Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasiirka Cusub ee Wasaarada Cadaalada oo khadka Telefoonka kula hadlay Xubno ka Tirsan...
Wasiirka magacaaban ee wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka lefoonka kula hadlay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ee Turkiga...
Roob waxyeelo geystay oo ka da,ay gobolka Galgaduud
Roob geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka da ay Degmada Baxdo ee gobolka galguduud.
Roobka xilliga deyrta ayaa maalmahaan ka da’ayay qeybo...
Qararamada Midoobay oo ka digtay dib u dhac ku yimaada Doorashooyinka Soomaaliya
Xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM ayaa mar kale baaq kasoo saaray doorashooyinka la filayo inay dhowaan ka dhacaan Soomaaliya.
War-saxaafadeed kasoo baxay UNSOM ayaa...
Maxaa looga doodayaa Kulanka Golaha Shacabka maanta ay ku yeelanayan Muqdisho?
Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah Codka kalsoonida u qaadi doona Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare...
Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Balad Xaawo
Gudoomiyaha gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Beled-xaawo ee Gobokaas, iyada oo guddoomiye Cusub uu u Magacaabay degmada Beled-Xaawo.
Dekareeto...
Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Berri Codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub Ra’iisul Wasaare...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maalinta berri ah Codka kalsoonida u qaadi doona Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Maxamed...
Cabdiraxmaan Ciro oo laga helay Cudurka CaronaVirus
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa laga helay cudurka Carona Virus
Cabdiraxmaan Cirro ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa...
Qaramada Midoobay oo Hambalyo soo dhaweeyn ah u dirtay Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta...
Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa hambalyo u diray wasiirka cusub ee Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka...
Beesha Xawaadle oo damacsan in Caasimada Hirshabeele laga dhigo Degmada Buulo Burte
Beesha Xawaadle ayaa diidan Qaabka loo marayo dhismaha dowlad gobaleedka HirShabeelle ay codsadeen in dib loo soo celiyo qorshe ay madaxweynihii hore ee Soomaaliya...
Maxaa ka soo baxay Kulanka Xasan Cali kheyre iyo Shariif sheekh Axmed ee Nairobi?
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa shegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa halkaasi kuala kulamay
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan...