24.9 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Qoor Qoor oo Magacaabay Gudiga Farsamada iyo Xalinta Khilafka Galmudug ku Matalaya Doorashooyinka 2020...

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa magacaabay xubnaha Guddiga farsamada Iyo Xalinta khilaafaadka oo laga doonayay 10-kii ilaa 20-ka bishaan oo muddo saddex...

Wariye C/laahi Kulmiye Caddow oo laga sii daayay Godka Jilacow

0
Waxaa lagu guuleystay in Xabsiga Godka Jilacow ee Nabad Suggida Somaliya laga sii daayo Suxufi Cabdulaahi Kulmiye Caddow oo ka tirsan Idaacadda Kulmiye. Wariyaha ayaa...

Fanaanka Caanka ah Maxamed Saciid BK oo Si Rasmi ah ugu dhawaaqay in Guud...

0
Fanaanka Caanka ah Maxamed Saciid BK ayaa maanta Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inuu Guud ahaan Fanka isaga baxay Fanaan Bk ayaa sheegay inaysan jirin Cid...

Magacaabista Wasiirka Ariha Gudaha oo meesha ka saareeyo damaca musharaxnimo ee  Cali Guudlawe

0
Muqdisho( Aragti-cusb Media Gruop ) : Xili lagu gudajiro dhimaha Maamul gobaleedka Hirshabelle oo uu xiligaani   kataaganyahay Khilaaf aad u xoogan oo salka...

Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda Qaraxii uu ka badbaaday Agaasime Koofi

0
Agasimaha Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi  ayaa xalay   ka badbaaday isku day dil oo lagu khaarijin lahaa. Qarax xalay fiidkii...

Doorshada Kuraasta Golaha Degaanka Gaalkacyo oo la soo gaba gabeeyay

0
Waxaa la soo gaba gabeeyay Doorashada 13-kursi oo ka dhin naa 27-Kursi  ee uu ka kooban yahay Gollaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo,   Ergada ayaa maanta soo...

Kaaliye Maxkamadeed oo lagu dilay Garoowe

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya  in Halkaas  lagu dilay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Cabdi Jaamuusoo kaaliye ka ahaa Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka...

Puntland oo magacaabeysa Xubnaha ku Matalaya Gudiga doorashooyinka

0
Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu magacaabo xubnaha Puntland uga mid noqonaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka. Madaxweyne...

Wado Cusub oo laga Hirgeliyay Degmada Warta Nabada

0
Ku-simaha guddoomiyaha gobalka banaadir ahna guddoomiye ku xiggeenka maamulka iyo maaliyada Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado 700 mitir ah  oo dhawaan...

Maamulka Jubland oo ka digay Dambiyada la xiriira Kufsiga

0
Maxamed Sheekh Cusmaan oo ah Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland ayaa sheegay inay jiraan, Wasiiro, Xildhibaano, iyo Odayaal dhaqan oo dadaal ku bixinaya marka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...