Home 2020
Yearly Archives: 2020
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Guulo ka sheegtay Dagaal ka dhacay gobolka Baaay
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, ayaa kaWar bixiyay dagaal shalay Ciidanka dowladda oo ay weheliyaan kuwa koonfur Galbeed iyo Al-shabaab ku dhexmaray degaano ka...
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo ka badbaaday Qarax ka dhacay Muqdisho
Agaasimaha Hay’adda socdaalka & jinsiyadaha dowladda Federalka Somaliya Maxamed Aadan jimcaale Koofi ayaa ka badbaaday Qarax caawa ka dhacay Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa...
UK oo dib ugu soo celinaysa Soomaaliya Yacquub Axmed oo kufsi kulakacay gabar u...
Wasiirka Arimaah Gudaha Dalka Ingiriiska oo la kulantay Gabar Yacquub Axmed ku eedeysay inuu kufsi wadareed rag u geystay uu ku jiray ayaa balanqaaday...
Wariyeyaasha Muqdisho oo dhigay banaanbax ay ku dalbanayeen sii deynta Wariye Caddow
Weriyaasha magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah ururada warbaahinta ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka dhigay caasimada dalka ee Muqdisho iyagoo ku dalbanayay...
Siidow Nuur (Abuu Muxsin) oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Sh/hoose
Siidow Nuur (Abuu Muxsin) oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa waxaa lagu dilay hawlgal saacadihii ugu dambeeyay ka dhacay Gobolka Shabellaha...
Ciidanka Amisom oo haweeney ku dilay Degmada Mahadaay
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay haweeney ku dileen deegaanka Buurane, oo hoos-tagga Degmada Mahadaay.
Ciidanka...
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarunta loo dhisaayo Madaxtooyada Maamulkaas (SAWIRRO)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Kormeer & Indha-Indheyn kutegay Xarumaha loo dhisaayo Madaxtooyada iyo Afar Wasaaraddood oo kala ah; Maaliyadda, Qorsheynta,...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Golaha Wasiirada cusub (SAWIRRO)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Golaha Xukuumadda magacaaban ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble soo...
Deg-deg : Ra’iisul Wasaare Rooble oo Caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor-dhow ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey.
Liiska wasiirada ayaa waxaa ku jira...
Gabar laga afduubtay Muqdisho oo lagu qabtay Guriceel
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ay gacanta ku dhigeen gabar dhalinyaro aheyd oo laga afduubtay Muqdisho.
Hibo...