Home 2020
Yearly Archives: 2020
Alshabaab oo sheegatay Mas,uuliyada Dilkii Waqooyiga Gaalkacyo loogu geystay Marxuum Saciid Maaradoona oo...
Al-shabaab, ayaa sheegatay ma,uuliyada dil ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Dilka ayaa loo gaystay nin dhalinyaro ah oo lagu...
Kenya oo Waxba kama jiraan ku Tilmaamtay in Ciidankeeda ay kala baxayso Soomaaliya
Wasiirka gaashaandhiga ee Dalka Kenya, Monica Juma, oo wareysi siisay Wargeyska laga leeyahay dalkaas ee The Nation, ayaa ka warbixisay Arrimaha ku xiran in...
Maxay ka Wada Hadleen Sii haayaha Wasiirka Arimaha dibada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Wakiilka...
Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.
Labada masuul...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Qaar ka mid ah Isbitaalada ku yaala muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada caafimaad ee ay u...
Wararkii Ugu dambeeyay Dawlada Federaalka oo Ciidamo dheeraad ah geysay Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda federaalka ciidamo dheeraad ah ay geysay xadka ay la wadagaato Kenya.
Ciidamada ayaa waxaa la dejiyay...
Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war bixisay Tirada Dadka ka bogsooday Cudurka Covid19
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay dad farabadan oo ka bogsaday Cudurka halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo uu horey...
Gudoomiyihii Degmada Afgooye oo Xilka laga qaaday Mid kale oo Cusubna la magacaabay
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Koofur Galbeed , ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose, Ibraahim Cumar Qaasim.
Wareegto ka soo...
Somaaliland oo wax la yaable ku Tilmaamtay in Meydka Cali Khaliif Galleyr lagu Aaso...
Cali Maxamed Warancadde oo ah La taliyaha Gaarka ah ee Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Magalada Hargeisa Warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay inuu...
Faah Faahino ka soo baxaya Nin shacab ahaa oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo
Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu dilay nin shacab ah oo lagu magacaabi jiray Siciid Jaamac Maxamed, laguna Naaneyso Siciid Maradona.
Marxuumka ayaa la dilay...
Dagaal ka dhacay gobolka shabeelaha Hoose
Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose.
Al-shabaab, ayaa duleedka degmada...

























