Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasiir Beyle oo shir gudoomiyay shirka Wasiirada Maaliyada Dawlada Dhexe iyo Dawlad Goboleedyada
Sii Hayaha wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shirka guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee Maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka shirkaas oo lagu...
Trump oo dib ugu laabtay Aqalka Cad ka dib markii uu Isbitaalka uu ka...
Madaxweynaha Maraykanka Donal Trump ayaa dib ugulaabtay Aqalka Cad, ka dib markii markii uu ka soo baxay cisbitaalka militariga Walter Reed ee ku yaalla...
Shir looga hadlayay Amniga doorashooyinka oo muqdisho lagu qabtay
Shirkaan oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, Gobolka Banaadir, Wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo Xubno ka Tirsan...
Amar la duldhigay Ragga iyo Dumarka aan Isqabin ee dega Hoteelada ku yaala Muqdisho
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa amarar dul dhigay Milkiilayasha hoteellada magaalada Muqdisho, xilli uu daahfurayay waax cusub oo lagu kordhiyey...
Alshabaab oo Weerar ku qaaday Saldhiga Ciidanka Dawlada Federaalka ee Degmada Baardheere
Al-shabaab, ayaa xalay weerar ku qaaday saldhiga Ciidamada Dowladda Federaalka ee degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaas oo uu ka dhacay dagaal khasaare dhaliyay.
Shacabka...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Dhambaal Tacsi ah gaarsiiyay Shacabka iyo Madaxda Dalka Kuwait: Daawo+Sawiro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al-jaabir Al-sabaax ayaa...
Booliska Soomaaliland oo Hawlgal ku soo qabtay Dad Faafinayay Diinta Kirishtanka
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shaaciyey in howl-galo ay sameeyen ay ku soo qabteen Rag ay sheegen inay diinta Kiristaanka ku faafinayeen Degaanada Somaliland.
Howlgalka ayaa...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo qasriga Madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Ra’iisalwasaarahii hore Soomaaliya Xasan...
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Xaruunta madaxtooda ee Jabuuti ku qaabilay Ra’iisalwasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Kulankan ayaa ahaa booqasho waana kulankii...
Maxay ka wada hadlayaan Madaxweyne Deni oo ku Sugan Dubai iyo Madaxda Shirkadda DP...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa doonaya in uu Halkaas kula kulmo Madaxda ugu sarreysa...
Trump oo Isbitaalka uga soo baxay Salaanta Taageerayaashiisa
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa muddo kooban ka maqnaa cisbitaalka sii uu u soo salaamo taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka cisbitaalka lagu daaweynayay.
Madaxweynaha ayaa...

























